Arbaco, December, 13, 2023 (HOL) - Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa gargaar u dirtay degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoostaga, kaasoo looga jawaabayo xaaladaha adag ee ka jira degmadaas iyo nawaaxigeeda.
newsinsideIlaa 30 baabuur oo sida shixnad gargaar ah ayaa safar dhanka dhulka ah gargaarka ku geynaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Dadka ku nool Jalalaqsi gudaha degmada Jalalaqsi iyo tuuloyinka hoos yimaada ayaa wajahaya nolol aad u adag oo ka dhalatay Fatahaad uu wabiga Shabeelle ka geystay magaaladaas iyo agagaarkeeda.
Gargaarkaan ayaa kusoo beegmaya, todobaad kadib markii uu guddoomiyaha degmadaasi Nuur dheere uu shaaciyay in dadka ku nool Jalalaqsi iyo nawaaxigeeda iney baahi darteed u cunaan cowska.