Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Oct 30, 2022
Cumar Cabdirashiid: Haddi ay run noqoto muddo kororsiga, waxay u badan tahay in ay wiiqdo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay damaca muddo kordhinta madaxda Soomaaliya, inay wiiqayso dagaalka ka dhanka ah Al Shabab.
Cumar Cabdirashiid oo qoraal soo dhigay bartiisa twitterka, wuxuu sheegay inay ceeb ku tahay inay u hanqal taagaaan muddo markii hore kasoo horjeedeen in loo sameeyo madaxii ka horraysay.
“Haddi ay run noqoto wararka xanta ah, waxa ay abuuri doontaa saameyn liddi ku ah, waxayna u badan tahay in ay wiiqdo dagaalka ka dhanka ah Al Shabab,” ayuu yidhi, Cumar Cabdirashiid.
Hadalka raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa kusoo aaday xilli madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyadu ay ku shirsan yihiin magaalada Muqdisho.
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in muddo labo labo sano ah ay ku darsanayaan xilalkooda, balse si dhab ah looma oga arrintaas, waase xog la helay.
Horeyba qaar kamid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa kororsaday muddo xiloodkooda, iyagoo hal hal sano ku kororsaday.
Shirkadaha Hormuud iyo Dahabshiil oo boqolaal kun oo dollar ugu deeqay dadkii dhibaatadu kasoo gaartay Qaraxyadii Soobbe
10/30/2022 5:37 PM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Shirkadaha waddaniga ah ee Hormuud Salaam Foundation iyo Dahabshiil Group ayaa waxay gargaar dhaqaale oo kala duwan ugu deeqeen dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Soobbe iyo ganacsatadii hantidooda ku weyday.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
10/30/2022 10:36 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa goordhaw oo Maanta ah ka hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Shalay ka dhacay afaafka hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku taala laami yaraha Soobe ee magaalada Muqdisho.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo guddi qaran u magacaabay gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Soobbe
10/30/2022 7:22 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi toban xubnood ka kooban oo kashaqeyn doona gurmadka dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii Soobbe.
Madaxda Somaliland iyo xildhibaan Maraykan ah oo barta Twitterka iskaga jawaabay
10/30/2022 7:20 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Xildhibaan ka tirsan Koongaraska Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ku faraxsanyahay saxiibtinimada Somaliland, dhinaca kalena, madaxweynaha Somaliland oo u jawaabay ayaa sheegay in xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanku uu horseedi doono amaan iyo barwaaqo.
Dowladda Soomaaliya oo fartay isbitaalada Muqdisho inay dadka u fududeeyaan adeegyada dhiig shubidda
10/30/2022 7:05 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa fartay dhamaan Isbitaalada Muqdisho in Shacabka Soomaaliyeed ee dhiiga ugu deeqaya dadkii dhibaatada kasoo gaartay qaraxyadii Soobe, ay u fududeeyaan adeegga dhiigaga bixinta.
Madaxtooyada Somaliland oo war kasoo saartay arrinta doorashooyinka
10/30/2022 6:44 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Qoraal kooban oo lagu baahiyay boga Twitterka ee Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in doorashooyinka soo socda sida ugu dhakhsaha badan loo qabanyo iyadoo la raacayo jadwalka guddida doorashooyinka.
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo si buuxda ula wareegay Masaajid Cali Gaduud
10/30/2022 4:33 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.
Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida oo digniin u dirtay dad ay ku sheegtay inay fidinayaan Xagjirnimo, Cunsuriyad iyo Fowdo
10/30/2022 2:53 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - War murtiyeed shalay oo Sabti ahayd kasoo baxay dhinaca Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida ayaa lagaga hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Jigjiga, iyo siday dadku uga falciliyeen iyadoo dowladdu ay sheegtay in dad dano kale wata ay gabaad ka dhiganayaan falcelinta shacabka ee la xiriirta dhacdadaas.
Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay in dadka qaba dhaawacyada culus loo qaadayo Dibadda
10/30/2022 2:41 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa booqdey qaar ka mid ah Isbitaaladii la geeyay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Shalay ka dhacay Isgoyska Soobe gaar ahaan afaafka hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.
Madaxweyne Mustafe Cagjar " Qaraxyadda Muqdisho ka dhacay waxay ku bilaabmeen fikir qaldan oo xiligisii laga hortagi waayay
10/30/2022 2:29 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa qoraal oo bartiisa Facebook soo dhigay waxa uu kaga hadlay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay gurmad qaran oo la siinayo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Soobe
10/30/2022 1:47 AM EST
Axad, October, 30, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay saqdii dhexe gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho, si uu ugu kuur galo baaxadda khasaarihii ka dhashay qaraxyadii Al-shabaab ay halkaas ka geysteen.
Somali News
Death toll from twin Mogadishu bombings rises to 104
-
HOL
10/30/2022 12:00 PM EST
Mogadishu (HOL) - The death toll from Saturday's terror attack in Mogadishu has climbed to 104, the mayor of Mogadishu said on Sunday afternoon.
SNA forces complete takeover of Masjid Ali Guduud in Middle Shabelle
-
HOL
10/30/2022 7:04 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Somali army and local militias have completed the takeover around the Ali Guduud Mosque area in Middle Shabelle.
After deadly terror attack, donors being billed for blood tests at Mogadishu hospitals
-
HOL
10/30/2022 6:22 AM EST
Mogadishu (HOL) - Residents in Mogadishu are outraged after reportedly being told by officials at various hospitals that they have to pay money for blood tests before donating blood to victims of Saturday's deadly terror attack that killed over 100 people.
Health minister visits blast victims at Mogadishu hospitals
-
HOL
10/30/2022 3:20 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Minister of Heath, Dr. Ali Haji Adan, visited victims from Saturday's twin car bomb explosions at hospitals in Mogadishu on Sunday.
At least 146 killed, 150 injured in Halloween stampede in S.Korea's Seoul
-
Xinhua
10/30/2022 2:25 AM EST
SEOUL, Oct. 30 (Xinhua) -- At least 146 people were killed and 150 others injured in a stampede that occurred Saturday night at Itaewon, a district of the South Korean capital Seoul, during Halloween gatherings, local authorities said early Sunday morning.
Voters of color critical to Minnesota Democrats' midterm hopes
-
Star Tribune
10/30/2022 12:56 AM EST
Both political parties are courting communities of color as the state grows more diverse, but some say efforts are falling short.
Arab League condemns terrorist attack on Somali education ministry
-
Arab League
10/30/2022 12:46 AM EST
Cairo (HOL) - Ahmed Aboul Gheit, the Secretary-General of the League of Arab States, condemned in the strongest terms the treacherous terrorist attack that took place today, Saturday in the Somali capital, Mogadishu.
Witnesses allege Eritrean abuses during Ethiopia peace talks
-
AP
10/30/2022 12:46 AM EST
NAIROBI, Kenya -- Even as Ethiopia’s warring sides attend their first formal peace talks in a devastating two-year conflict, witnesses in the country’s embattled Tigray region tell The Associated Press that forces from neighboring Eritrea are killing some civilians and looting as they and allied Ethiopian forces head for the regional capital.
Somalia is on the brink of famine, with children dying of malnutrition and hundreds of thousands of families displaced
-
ABC
10/30/2022 12:40 AM EST
Kadjiay Moalim Mayow trudged through the dawn with her four children in tow, her knotted stomach driving her feet mechanically underneath.
Somalia president: at least 100 people killed in car bombs
-
Reuters
10/30/2022 12:27 AM EST
MOGADISHU, Oct 30 (Reuters) - At least 100 people were killed and 300 injured in two car bombs that exploded outside the education ministry in Somalia's capital Mogadishu on Saturday, the country's president said in a statement early on Sunday.