Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Oct 29, 2022
Qaraxyo waa weyn oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhacay laba qarax oo aad u waaweyn oo daqiiqado kooban ay u dhaxeeyeen, kuwaas oo lasoo sheegayo in lagu weeraray xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ee ku taala laami yaraha Soobe ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyada oo ahaa kuwa aad u culus ayaa juggooda laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyada kadib la sheegay in dabley hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha xarunta Wasaaradda Waxbarashada oo xiligaan laga maqlaayo rasaas fara badan oo aad u xoogan.
Qaraxyadan ayaa lasoo warinayaa iney gsysteen khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh, hayeeshe wali lama xaqiiiin karo inta uu dhan yahay khasaaraha, waxaana xusid mudan in goobta ay ku taalo Wasaaradda ay tahay meel aad u mashquul badan oo ay agagaarkeeda ku yaalaan goobo ganacsi oo kala duwan.
Lasoco wixii kusoo kordha wararkan
Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
10/29/2022 12:02 PM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa faahfaahin hordhac ah ka bixiyay Qaraxyo culus oo Maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Weriye Maxamed Ciise Koonaa iyo taliyihii saldhigga Hodan oo ku geeriyooday qaraxyada lagu weeraray wasaaradda waxbarashada
10/29/2022 9:06 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Weriye Maxamed Ciise Koonaa oo katirsanaa weriyayaasha magaalada Muqdisho iyo taliyihii saldhigga degmada Hodan Xuseen Cadceed ayaa la xaqiijiyay inay kamid yihiin dad ku geeriyooday qaraxyo maanta lagu weeraray xarunta wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.
Wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada oo Fatwo kasoo saaray dagaalka Shabaab iyo Daacish
10/29/2022 7:47 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Shirka wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada, kaasoo Muqdisho ka socday muddo shan cishe ah ayaa lagasoo saaray fadwo lagu taageerayo kacdoonka looga soo horjeedo kooxaha Alshabaab iyo Daacish.
Dowladda Soomaaliya oo wadamada Carabta u gudbisay codsi ku aadan inay deymaha ka cafiyaan
10/29/2022 6:15 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Wasiirka maaliyadda Soomaaliya. Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa ugu baaqay wadamada Carabta in ay Soomaaliya ka dhaafaan deymaha lagu leeyahay, isagoona carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin dhowr ah oo gaaray heerkii masiibo, gaar ahaan abaaraha iyo cunno yarida. iyo sidoo kale dagaalka ay hadda wadaan si ay uga hortagaan Alshabaab.
Xaalad kala qeybsanaaneed oo soo wajahday hogaanka sare ee Alshabaab
10/29/2022 3:56 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Xaalad kala qeybsanaaneed ayaa soo wajahday ururka Al Shabaab, gaar ahaan hogaamiyaha Ururkaasi Axmed Diiriye Cali. (Abuu Cubeyda), iyo garabka uu hogaamiyo Mahad Karatee, madaxa amniyaatka oo ah hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka ururka Alshabaaab
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Maanta gaaray degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan
10/29/2022 3:15 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Wafdi isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhaw oo Maanta ah gaaray degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta lagu wado in Muqdisho lagu soo gabagabeeyo
10/29/2022 2:47 AM EST
Sabti, October, 29, 2022 (HOL) - Waxaa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa dowlad gonoleedyada dalka, kaasoo looga hadlaayay qodobo ay ugu muhiimsanayeen Amniga iyo Abaaraha.
Somali News
Broadcast journalist murdered, 3 others wounded in twin car bombings in Mogadishu
-
NUSOJ
10/29/2022 5:38 PM EST
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the twin car bomb explosions in Mogadishu today, which claimed the life of M24 TV journalist Mohamed Isse Hassan and severely injured two other journalists and a camera assistant.
AfDB forecasts East Africa economies to grow by 4 percent in 2022
-
CGTN
10/29/2022 9:52 AM EST
East African economies are expected to grow by four percent in 2022, the African Development Bank (AfDB) said on Friday.
Exclusive: Thousands of workers evicted in Qatar's capital ahead of World Cup
-
Reuters
10/29/2022 9:24 AM EST
Qatar has emptied apartment blocks housing thousands of foreign workers in the same areas in the centre of the capital Doha where visiting soccer fans will stay during the World Cup, workers who were evicted from their homes told Reuters.
Mogadishu University awards Qatar Ambassador honorary doctorate
-
The Peninsula Qatar
10/29/2022 9:15 AM EST
Mogadishu: The Mogadishu University awarded yesterday Ambassador of the State of Qatar to the Federal Republic of Somalia H E Hassan bin Hamza Hashim with an honorary doctorate in recognition of his distinguished efforts in strengthening the relations between the two fraternal countries and his support for humanitarian and developmental programmes in Somalia.
UPDATE: Dozens feared dead as twin explosions rock Mogadishu
-
HOL
10/29/2022 7:26 AM EST
Mogadishu (HOL) - Two large explosions occurred close to the Ministry of Education office near Zoobe junction in Mogadishu on Saturday afternoon, killing scores of civilians.
Somali trader killed in South Africa for the second time this week
-
HOL
10/29/2022 3:04 AM EST
Johannesburg (HOL) - A 40-year-old Somali businessman was found dead outside his home in Leandra, South Africa, on Friday.
What next for Twitter under Elon Musk?
-
BBC
10/29/2022 2:28 AM EST
It is the moment nobody was quite sure would actually ever happen: after months of drama, Elon Musk says his $44bn (£38bn) deal to buy Twitter is complete.
Police make arrest in killing of teenage maid in Mogadishu
-
HOL
10/29/2022 2:19 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali police apprehended a group of people in connection with the shocking murder of a 7-year-old girl in Mogadishu's Karaan district.
Somali PM slashes cabinet ministers wages by 20% to fund war chest
-
HOL
10/29/2022 1:46 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's Prime Minister has instructed the nation's finance ministry to implement 20% wage cuts on cabinet members on Monday in a bid to raise funds for the ongoing military offensive against al Shabab.
Well-known journalist in Somali community indicted in Feeding our Future case
-
KARE 11
10/29/2022 1:27 AM EST
MINNEAPOLIS — Another suspect in the Feeding our Future meal fraud made his first court appearance Friday afternoon at the Federal Courthouse in Minneapolis.
This is what happened to K'naan 12 years on from his iconic World Cup song
-
LAD
10/29/2022 1:21 AM EST
Despite it arguably being one of the most iconic World Cup songs of all time, 'Wavin' Flag' is actually not the official track for the 2010 South Africia World Cup.
Turkey deepens its defense diplomacy in Africa
-
DW
10/29/2022 1:17 AM EST
Sales of drones and other arms to African nations are booming after Turkey signed military cooperation deals with dozens of governments on the continent. DW examines why so many countries are turning to Turkey for arms.
Singing Finnish MP wows Somali arts festival
-
BBC
10/29/2022 1:11 AM EST
Finland’s first Somali-born MP, Suldaan Said Ahmed, has wowed audiences gathered in London for the Somali Festival Week with his singing voice.
WFP calls for urgent funding to support drought-affected people in Ethiopia
-
Xinhua
10/29/2022 1:00 AM EST
The United Nations World Food Programme (WFP) on Friday appealed for urgent funding to avoid a major humanitarian crisis in drought-affected areas of Ethiopia.
Ethiopia condemns atrocities allegations against its gov't
-
AA
10/29/2022 12:55 AM EST
The Ethiopian government on Friday said it can no longer tolerate the “defamatory falsehood being spread against Ethiopia by some Western entities."