Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Nov 15, 2022
Axmed Ciise Cawad: Puntland uma baahna xilligan geeddi qarda jeex ah
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay madaxweynaha Puntland inuu doonayo inuu qabto doorasho qof iyo cod ah oo uu xukunka kusii dheeraysto.
Axmed Ciise Cawad waxa uu sheegay inuu aaminsan yahay in Puntland xilligan aysan u diyaarsanayn doorasho qof iyo cod ah. Wuxuu sheegay inaysan jirin guddi madax bannaan ah oo la isku hallayn karo, sidoo kale wuxuu sheegay in xukuumada Siciid Deni ay faraha si toos ah ugula jirto arrimaha doorashada.
“Doorasho qof iyo cod waxay u baahan tahay in sahay loo sameysto, in beri samaad lagu furo reerka. Looma baahna geeddi qarda jeex ah oo colaad huriya,” ayuu yiri Cawad.
Si kastaba ha ahaatee, wasiir hore Axmed Ciise Cawad ayaa kamid ah siyaasiyiinta caddeeyay inay u sharraxan yihiin doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024.
Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay ku-talagalka miisaaniyadda dowladda ee 2023
11/15/2022 2:24 PM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Golaha wasiirada ee xukuumadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2023 oo tiro ahaan gaaraysa $967.7 Milyan oo Dollar.
Xukuumada Somaliland oo la hadashay beesha caalamka, mucaaradka iyo shacabka
11/15/2022 2:18 PM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa beesha caalamka u sheegtay in doorashooyinku ku dhacayaan wakhtigii guddida doorashooyinku dajisay, iyado xisbiyadana ugu baaqday in ay sharciga raacaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh "Waa inaan isku garab siino shacab iyo dowladba, sidii aan dalka oo dhan uga xoreyn lahayn halka cadaw aan leenahay"
11/15/2022 9:34 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta furay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.
Ururada Siyaasada Somaliland oo ku dhawaaqay go'aamo ay gaadheen
11/15/2022 8:24 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Ururada cusub ee siyaasada Somaliland, ayaa ku dhawaaqay qodobo ay kamid tahay in anay aqbalayn, wada-hadalo kasta oo dhexmara madaxweynaha iyo mucaaradka oo anay qayb ka ahyn.
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 600 dad rayid ah in lagu dilay Soomaaliya sanadkan
11/15/2022 6:48 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid ah lagu dilay Soomaaliya sanadkan 2022.
Xukuumada Somaliland oo markale xisbiga WADDANI ku eedaysay ciidamo sharci daro ah
11/15/2022 4:23 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa markale Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ku eedaysay in uu gurigiisa ku haysto ciidan beeleed.
Odayaal dhaqameed ku baxay xal u helista dagaal beeleed ka dhacay deegaano hoostaga degmada Cadalle
11/15/2022 2:41 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo deegaano hoostaga maalmahii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen laba Maleeshiyo beeleed oo walaalo ah ayaa waxaa gaaray Odayaal dhaqameed, Saraakiil ciidan iyo qeybo ka mid bulshada kasoo jeeda deegaanadaasi, kuwaas oo bilaawday wadahadallo lagu doonayo in xal looga gaaro colaad soo laab laabtay.
Amnesty International oo ku boorisay madaxweynaha Soomaaliya inuu qaado 10-qodob oo lagu ilaalinayo xuquuqul insaanka
11/15/2022 1:39 AM EST
Talaado, November, 15, 2022 (HOL) - Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya inay qaadato 10-qodob oo ka kooban qorshaha xuquuqda Aadanaha.
Somali News
CBS News goes inside Somali hospitals where climate change-induced hunger is killing children
-
CBS
11/15/2022 4:03 PM EST
Baidoa, Somalia — Almost half of the 16 million people who live in Somalia are facing extreme hunger. More than a third of the east African nation's 5 million children under the age of five are acutely malnourished. Hunger and the health complications it causes are putting one Somali child in a health care facility every minute.
Over 600 civilians killed in Somali terror attacks since January: UN official
-
Xinhua
11/15/2022 3:54 PM EST
At least 613 civilians have been killed and 948 injured in Somalia since January this year, a senior United Nations (UN) official said Monday.
UN aid chief upbeat on Black Sea grains deal after Istanbul meeting
-
Reuters
11/15/2022 3:50 PM EST
GENEVA (Reuters) - U.N. aid chief Martin Griffiths on Tuesday voiced confidence on the continued work of the Black Sea grains deal after meeting with Russian and Ukrainian delegations in Istanbul.
Russian missiles crossed into NATO member Poland, killing 2: U.S. official
-
AP
11/15/2022 3:40 PM EST
Polish government spokesperson said top leaders meeting due to 'crisis situation'
President Mohamud tells Parliament Somalia forging ties with international partners
-
HOL
11/15/2022 3:36 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud opened the second session of the Somali Parliament, addressing members of both houses of parliament on Tuesday.
Amnesty International urges new government to adopt 10-point human rights plan
-
Amnesty International
11/15/2022 2:20 AM EST
Six months after President Hassan Sheikh Mohamud took office, his government has yet to make good on its promises to guarantee justice and security for the people of Somalia. Amnesty International is today presenting the Somali government with a 10-point plan, outlining the steps it must take to improve the human rights situation in the country.
President Mohamud appoints Somali Navy Commander
-
HOL
11/15/2022 2:07 AM EST
Mogadishu (HOL) - Following his visit to Somali air force graduates in Asmara, Eritrea, Somali President Hassan Sheikh Mohamud appointed Major General Mubarak Abdiqani Muse as the new chief Commander for the Somali navy force on Monday.
Mogadishu cleric arrested for espousing pro-Shabaab messages
-
HOL
11/15/2022 1:57 AM EST
Mogadishu (HOL) - Security forces apprehended a prominent Imam accused of spreading pro-al Shabab messages from his mosque on Mogadishu's outskirts.
Climate change worsens Somalia hunger crisis
-
CBS
11/15/2022 1:23 AM EST
As world leaders debate policy on climate change, millions of people in Somalia are suffering from severe drought and famine. Every minute, a severely malnourished child is hospitalized in Somalia. Debora Patta is meeting with climate change's youngest victims. Air Date: Nov 14, 2022
Somalia: Amnesty International urges new government to adopt 10-point human rights plan
-
Amnesty International
11/15/2022 12:56 AM EST
Six months after President Hassan Sheikh Mohamud took office, his government has yet to make good on its promises to guarantee justice and security for the people of Somalia. Amnesty International is today presenting the Somali government with a 10-point plan, outlining the steps it must take to improve the human rights situation in the country.
Loss and damage funding tests global climate solidarity at COP27
-
Context.news
11/15/2022 12:50 AM EST
A medic attends a severely acute malnourished child affected by the worsening drought due to failed rain seasons, at the paediatric stabilisation ward within the Lodwar County Referral Hospital (LCRH) in Turkana, Kenya September 26, 2022. REUTERS/Thomas Mukoya
Somalia drought: One boy's fight to save his family from starvation
-
BBC
11/15/2022 12:50 AM EST
Dahir's brother died of hunger. Now two of his sisters are fighting sickness and malnutrition. The BBC's Andrew Harding returns to Baidoa to revisit a family forced to flee Somalia's worst drought in 40 years, as authorities urge the international community to recognise the crisis as a famine.
Kenyan traders buy Ethiopian miraa for Somalia market on high costs
-
Businss Daily Africa
11/15/2022 12:42 AM EST
Miraa traders have shifted to Ethiopia as a source market for the stimulant, where they are buying nearly half of the allocated quota for the Somali market as high costs in Kenya force them to abandon the local crop.
Somalis continue to lose their lives on a daily basis': UN condemns Somalia's rising deadly attacks
-
AFP
11/15/2022 12:40 AM EST
The UN's human rights chief on Monday attacked a surge in civilian casualties in Somalia, largely due to attacks by al-Shabaab jihadists, saying more than 600 civilians had been killed this year.
National Geographic photos tell the story of hunger in the Horn of Africa
-
CBC
11/15/2022 12:35 AM EST
Photojournalist Lynsey Addario hopes showing people these photos will inspire people to help
Muslim Americans make historic gains in midterm elections
-
WPost
11/15/2022 12:29 AM EST
Nabeela Syed made history in this year’s midterms when she defeated a Republican incumbent in Illinois’s 51st District, making her the youngest member of the Illinois General Assembly and among the first Muslims elected to the state legislature.