Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Nov 12, 2022
Ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka Al-shabaab
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Ku simaha Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Maanta hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo howlo shaqo u jooga magalada Muqdisho.
Guddoomiye Jeyte ayaa ugu horeyn ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ugu warbixiyay xaalada guud ee gobolka Hiiraan iyo dagaalada dalka looga xureynaayo kooxda Al-shabaab oo uu sheegay in jab xooggan lagu gaarsiiyay degaanada gobolada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa dhankiisa ku boggaadiyay gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo masuuliyiinta kale ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalada lagula jiro Shabaab, isagoona ku ammaanay ciidanka dowladda iney har iyo habeen u soo jeedaan sidii guud ahaan dalka looga xurreyn lahaa kooxda Al-shabaab.
Ku simaha madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ah shaqsiga hormuudka u ahaa kacdoonka ka dhanka ah kooxda Shabaab ee haatan ku faafay guud ahaan dalka kula dardaarmay in lasii xoojiyo loona midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Wada hadalladii uga socday Kenya dowladda Itoobiya iyo TPLF oo caawa lasoo gabagabeeyay
11/12/2022 1:44 PM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Waxaa galinkii dambe ee maanta lasoo afmeeray Wada hadalladii Kenya uga socday dowladda Itoobiya iyo TPLF, oo socday muddo toddobaad ah.
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo xoreeyay deegaanka Ceelbaraf
11/12/2022 1:36 PM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.
Dowladda Soomaaliya oo digniin culus kasoo saartay qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara magaalooyinka ka tirsan gobolka Hiiraan
11/12/2022 8:40 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan.
Xisbiga WADDANI oo ka hadlay waxa ay samaynayaan maalinta berri ah
11/12/2022 8:35 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee WADDANI, ayaa sheegay in berri wixii ka danbeeya anay xukuumada aqoonsan doonin, oo ay go'aan koodii ka dhabayn doonaan.
Faahfaahino kasoo baxaya dilal qorsheysan oo ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
11/12/2022 3:05 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa saacadahii lasoo dhaafay ka geystay dilal qorsheysan degmooyinka Deyniile iyo Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho.
Xilldhibaan Jacfar oo ugu baaqay shacabkii ka barakacay Wabxo inay dib ugusoo laabtaan guryahooda
11/12/2022 2:43 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo katirsan barlamanka Soomaaliya, islamarkaana hoggaaminaya xoogagga xoreeyay deegaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud, ayaa ugu baaqay shacabka Waxbo inay gurayahooda kusoo laabatan.
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ciidamada tababarka ku qaadanaya dalka Eritrea
11/12/2022 12:34 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan dalka Ereteriya.
Kooxo hubeysan oo Wiil iyo Aabahiis ku dilay deegaanka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud
11/12/2022 12:30 AM EST
Sabti, November, 12, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dhisaq Shurufle oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay Xalay halkaasi ku dileen Sheekh Caan ka ahaa deegaankaasi iyo Wiil uu dhalay.
Somali News
Four men given life sentences for murder of Leicester teenager, victim's family 'haunted by horror'
-
HOL
11/12/2022 12:38 PM EST
London (HOL) - Four men have been jailed for life for a brutal ambush-style murder of a Leicester teenager last September.
Manheim man recounts 1993 Somalia military operation, urges helping vets in need at Lancaster ceremony
-
Lancaster Online
11/12/2022 8:49 AM EST
Speaking at Lancaster County’s Veterans Day ceremony, retired Army Major Tim Ryan suggested a way to show thanks for veterans: Answer the Soldier's Creed and leave no comrade behind.
Somali, AU troops devise ways to curb use of explosive devices
-
Xinhua
11/12/2022 8:42 AM EST
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) ended a three-day meeting in Somalia's capital Mogadishu on Friday in an effort to devise ways of countering the threat posed by improvised explosive devices (IEDs).
Somali government issues alert after al Shabab suffer massive casualties
-
HOL
11/12/2022 1:46 AM EST
Mogadishu (HOL) – Somali government issued a public warning about possible al Shabab attacks in retaliation for the group's recent loss of major lands to government forces backed by local clan militia forces and international partners.
Ethiopia, Somalia information and security institutions ink agreement to jointly combat terrorism
-
FBC
11/12/2022 12:35 AM EST
The Ethiopian National Information and Security Service and its counterpart in Somalia signed an agreement to jointly combat terrorism.
Three women elected to Maine Legislature are making history
-
News Center Maine
11/12/2022 12:26 AM EST
AUGUSTA, Maine — A new Maine State Legislature has been elected this week, including six people of color now serving in Augusta. Some of them are making history.
Somali army kills 12 militants in central region
-
Xinhua
11/12/2022 12:19 AM EST
MOGADISHU, Nov. 12 (Xinhua) -- The Somali National Army (SNA) on Friday killed 12 al-Shabab militants during a foiled terror attack by the group on the SNA's military base in the Hiran region in central Somalia, an official said.
Japan earmarks some 14 million euros for export of Ukrainian grain to Somalia
-
News360
11/12/2022 12:17 AM EST
The Government of Japan said Friday that it has earmarked some 14 million euros in emergency aid for the export of grain mostly from Ukraine to Somalia in an attempt to alleviate the severe food crisis in the country.
Drought and conflict drive highest number of Somalis to Kenya refugee camps in a decade
-
Save the Children
11/12/2022 12:10 AM EST
NAIROBI – Somalia’s devastating drought has led to the biggest movement of refugees into Kenya in over a decade, Save the Children said, with more than 55,000 Somalis - mostly women and children – arriving since September this year.
Somali military: Soldiers repel al-Shabab attack
-
VOA
11/12/2022 12:06 AM EST
MOGADISHU — Somalia's military says it has repelled an attack by al-Shabab militants on the outskirts of a town in central Somalia. Authorities said at least three soldiers were wounded in the attack.