Arbaco, May, 4, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 6 xubnood oo ah guddiga doorashada madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya.
newsinsideBarlamaanka aqalka sare ayaa sidoo kale guddigan meel mariyay sida lagu sheegay war-saxafaddeed kasoo baxay aqalka sare, kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Lixdan xubnood ee guddiga doorashada, ayaa matalaya shanta dowlad goboleed, Somaliland iyo gobolka Banaadir, waxaana mid walba matalaya xubin katirsan senatarada aqalka sare.
Halkaan hoose ka akhriso guddiga la magacaabay.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]