Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 9 , 2022
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo casuumaad ka helay dalka Turkiga
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) -
Wasiirka beeraha Turkiga oo kamid ah wafuuda ka qeyb galaysa caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay dalka Turkiga casuumaad rasmi ah ugu fidiyeen madaxweynaha Soomaaliya.
Wasiirka beeraha Turkiga Bekir Pakdemirli ayaa sheegay casuumada ay ufidiyeen madaxweynaha Talaabo inay tahay mid lagu horumarinayo xiriirka labo geesoodka ee labada dal.
“Soomaaliya meel gooni ah ayay nagaga taalaa. Muddo xileedka cusub waxaan aaminsanahay in lasii horurmarindoono xiriirka labada,” ayuu yiri wasiirka beeraha dalka Turkiga.
Wasiirka waxa uu sheegay in Turkiga uu sii wadidoono taageerada shacabka Soomaaliyeed.
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ah saaxiib dhow, lagasoo bilaabo sannaddii 2011, markaas oo raysal wasaarihii hore ee Turkiga haddana ah madaxweynaha dalkaas Erdogan uu socdaalkiisii ugu horeeyay ku tagay magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Erdogan wuxuu socdaalkiisa qeyb ka ahaa gurmadkii Turkiga ka geystay Abaarihii xumaa ee dalka ku dhuftay 2011, isagoo indhaha caalamka kusoo jeediyay Soomaaliya.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Taliye Dabagale: Rasaas nool ayaa nalagu riday
6/9/2022 12:35 PM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, ayaa mucaaradka uga digay mudaharaadyada ay ku baaqeen, isaga oo sheegay in ciidamadii booliiska ee joogay mudaharaadkii saaka xabad nool lagu riday.
Faysal Cali Waraabe: Maanta arrintan dhacday si kadis ah ayay u dhacday
6/9/2022 10:38 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta la hadlay, ayaa cambaareeyay xabada ciidanka booliisku u adeegsadeen, mudoharaadkii koobnaa ee uu subixii Khamiista xisbiga Waddani ka dhigay Hargaysa.
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay mudaharaadkii saaka ka dhacay Hargaysa
6/9/2022 9:59 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaantay mudahaaraadkii ay saaka Hargaysa ka dhigeen axsaabta mucaaradku, waxayna ciidanka fartay in ay ka hortagaan mudoharaadyada kale ee ay mucaaradku ku baaqeen.
Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah loogu caleema saaray madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya
6/9/2022 9:46 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay xaflada caleema saarka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo ay kasoo qeyb galeeb madax kala duwan oo ka socotay dalalka caalamka iyo madaxweynayaashii hore, raysal wasaarayaashii hore iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka.
Xisbiga Waddani oo ku dhawaaqay xiliga ay bilaabmayaan mudaharaadadii ay balan qaadeen
6/9/2022 7:08 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay in mudaharaadyadii ay balan qaadeen ay si rasmi ah u bilaabmayaan maalinta Sabtida ah 11 bishan Juun.
Wafdi uu hoggaaminayo Abiyi Axmed oo Muqdisho ka degay si ay uga qayb galaan Caleema saarka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud
6/9/2022 6:11 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Wafti uu hoggaaminaayo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si ay uga qayb galaan Caleema saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxda dalalka deriska la ah Soomaaliya iyo raysal wasaaraha Masar oo gaaray Muqdisho
6/9/2022 5:48 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Kenya, uhuru Kenyatta, Raysal wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo raysal wasaaraha dalka Masar, Mustafa Madbuuli ayaa gaaray Muqdisho si ay uga qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Somaliland: Khasaare ka dhashay mudaharaad ay xisbiyada mucaaradku sameeyeen
6/9/2022 5:26 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - ku dhawaad 10 qof oo iskugu jira masuuliyiin ka tirsan mucaaradka iyo shicib, ayaa ku dhaawacmay tiro intaa leegna xabsiga ayaa loo taxaabay kadib mudaharaado ay axsaabta mucaaradka Somaliland ka dhigeen caasimada Hargaysa.
Madaxweynaha Soomaaliya oo wada hadalkii ugu horreeyay la yeeshay amiirka dalka Qatar
6/9/2022 4:12 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa Arbacadii xalay khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta lagu caleema saarayo magaalada Muqdisho
6/9/2022 2:52 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo xaflada caleema saarka madaxweynaha 10-aad ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 15-kii bishii lasoo dhaafay ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.
Faahfaahino kasoo baxaya madaafiic Xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho
6/9/2022 2:18 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic khasaare dhimasho iyo dhaawac geysatay oo Xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo Hindia ugu baaqday inay tallaabo degdeg ah ka qaado shakhsiyaad aflagaadeeyay Nebiga (NNKH)
6/9/2022 2:06 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Wasiirka diinta iyo awqaafka Soomaaliya, Sh. Cumar Cali Rooble, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya inay aad uga xun tahay aflagaado ay Nabiga (nabadgalyo iyo naxariista eebbe korkiisa ha ahaatee), u geysatay haweeney katirsan xisbiga talada haya ee dalka India.
Faysal Cali Waraabe: Waa nasiib daro in Somaliland ku jirto qallalaase siyaasadeed
6/9/2022 2:05 AM EST
Khamiis, Juun, 9, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Somaliland ay gasho muran siyaasadeed xili Muqdisho lagu caleemo saarayo madaxweyne cusub.
Somali News
Mortar shells land near airport in Mogadishu hours before president's inauguration
-
HOL
6/9/2022 5:43 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least six mortar bombs were fired on Wednesday at Mogadishu's international airport, hours before the new president's inauguration, which will take place Thursday at the Afisiyoni tent inside the airport.
Presidents of Kenya, Djibouti, Ethiopian PM arrive in Mogadishu
-
HOL
6/9/2022 5:19 AM EST
Mogadishu (HOL) - Djibouti President Ismail Omar Guelleh, Kenyan President Uhuru Kenyatta, and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed arrived in Mogadishu on Thursday to join delegates from 20 countries for Somali President Hassan Sheikh Mohamud's inauguration ceremony.
Egyptian PM, UAE State Minister for Foreign Affairs arrive in Somalia for Mohamud's inauguration
-
HOL
6/9/2022 5:00 AM EST
Mogadishu (HOL) - Egyptian Prime Minister Mostafa Madbouly and UAE State Minister for Foreign Affairs Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nahyan arrived in Mogadishu, the capital of Somalia on Thursday to attend the inauguration ceremony of the President-elect Hassan Sheikh Mohamud.
World Bank Provides $385 Million to Horn of Africa Countries to Tap Groundwater Potential and Boost Climate Resilience
-
World Bank Group
6/9/2022 3:22 AM EST
WASHINGTON, June 8, 2022—The World Bank’s Board of Executive Directors approved the Horn of Africa Ground Water for Resilience Project (HoAGWRP), a new multi-phase project benefitting from $385 million in International Development Association (IDA*) financing that will boost the region’s capacity to adapt to the impacts of climate change.
Spain seizes record haul of ‘synthetic khat’ narcotic
-
AFP
6/9/2022 3:12 AM EST
Spain’s Guardia Civil police said Wednesday they had made Europe’s biggest seizure of substances derived from the khat plant, confiscating more than 3.2 tonnes of synthetic cathinones at Barcelona port.
Lack of health care in Mogadishu IDP camp causes suffering for young Somali mothers
-
Radio Ergo
6/9/2022 1:56 AM EST
Halimo, 27, suffered obstetric fistula caused by prolonged labour during the birth of her third child in March in a displacement camp in the Somali capital Mogadishu that has no access to health facilities.
State Senator Omar Fateh defends CashApp payments to media outlet.
-
Sahan Journal
6/9/2022 1:54 AM EST
State Senator Omar Fateh said his campaign did not receive free advertising or an endorsement from a Somali media outlet that stood to receive money from a bill he authored.
HH the Amir holds phone call with Somali President
-
QNA
6/9/2022 1:39 AM EST
HH the Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani held on Wednesday evening a telephone conversation with HE President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud.