Khamiis, Juun, 30, 2022 (HOL) - Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maalintii sadaxaad oo xiriir ah kulan ka yeelanaya akhrinta 3-aad ee Miisaaniyada dowladda sanadka 2022-ka.
newsinsideXildhibaanada labada Aqal ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay su'aalo adag oo la xariira miisaaniyada dowladda weydiinaayay wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Xildhibaanada ayaa sidoo kale wasiir Beyle ku eedeeyay in afartii sano ee lasoo dhaafay wasaaraddiisa aysan sameynin wax xisaab xir ah, islamarkaana ay maqan tahay lacag dhan 193 Milyan oo doolarka Mareykanka ah.
Maanta ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dooda dheeraatay ee qaadatay fadhiga sadaxda maalmood ah ee Baarlamaanka labada Aqal wasiirka Maaliyadda wax kaga weydiinayeen miisaaniyada dalka.