Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 16, 2022
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo lamaane katirsan Daacish ku riday 15 sano oo xabsi ah
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun min 15 sano oo xabsi ah ku riday Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim, oo lagu helay inay katirsan yihiin kooxda Daacish iyo sameynta qaraxyada.
Labadan qof oo loo sheegay inay ahaayeen Lamaane ama labo qof oo isqaba, ayay maxkamaddu sheegtay in Dayib Macalin Maxamed Xasan lagusoo qabtay agabka waxyaabaha qaraxa iyo qarax la diyaariyay.
Halka Xaliimo Cabdi Mursal lagu helay inay qaabilsanayd soo dhawaynta dagaalamayaasha Daacish iyo kaydinta hubka ay dhibaatada ku gaysanayaan.
Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa maxkamadda ka hor caddeeyay in labada eedeysane ay is qabeen laakiin ay isku guursadeen magacyada Mustaf iyo Xaawo.
Shantii bishii May, ayaa labadan qof lagu xeray xabsiga dhexe Garsuge ahaan, isla xilligaas garsoorka ayaa ka dalbaday xeer Ilaalinta in ay la yimaadaan caddaymo dhamaystiran oo lagu maxkamadayn karo.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Booliiska Somaliland oo iska fogeeyay weerar lagu eedeeyay
6/16/2022 2:50 PM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa iska fogeeyay warar ay warbaahinta mucaaradku ku sheegeen in Ciidanka Booliiska Somaliland, ay guriga Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro weerareen.
Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
6/16/2022 2:42 PM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Waxaa caawa magaalada Gaalkacyo lagu dilay allaha u naxariistee nabadoon Cabdiqani Xasan Waloore oo kamid ahaa nadoonnada Puntland.
Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo iscalisay
6/16/2022 11:31 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda dib u heshiisiinta maamul goboleedka Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu iska casilay xubininadii golaha wasiiradda Hirshabeelle.
Dad Soomaali ah oo lagu dilay galbeedka gobolka Sitti ee dowlad degaanka Soomaalida
6/16/2022 9:22 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya galbeedka gobolka Sitti ee degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad shacab ah oo ku arooray meel webi ah oo galbeedka ka xigta magaalada Cundhufa ay Canfar ku weerartay halkaas, kuna dishay ilaa 6 qof 4 kale oo ay mid haween tahayna ku dhaawacmeen.
Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo sheegay in tacadiyo loo gaystay siyaasiyiin iyo wariyayaal xidhan
6/16/2022 7:14 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Warbixin uu soo saaray Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa lagu sheegay in booliiska Somaliland jidhdil u gaysteen siyaasiyiinta mucaaradka iyo wariyayaashii la xidhay mudaharaadkii 9 June Hargaysa ka dhacay.
Safiirka Maraykanka: Alshabaab marnaba uma suurto gali karto inay la wareegaan xukunka Soomaaliya
6/16/2022 5:51 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan Soomaaliya, si lamid ah Taliban oo la wareegay Afgaanistan.
Xukuumada Somaliland iyo madax-dhaqameedka bariga Sanaag oo heshiis gaadhay
6/16/2022 3:54 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Xukuumada Somaliland iyo beelaha bariga Sanaag, ayaa gaadhay heshiis ay beeshu si buuxda ugaga mid noqonayso Somaliland, isla markaana si lamid ah shacabka kale ee Somaliland ay dhib iyo dheefba Somaliland la qaybsato.
Somaliland: Siyaasiyiin iyo wariyayaal maxkamad la hor keenay
6/16/2022 2:59 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa 12 siyaasi oo ka tirsan axsaabta mucaaradka Somaliland iyo laba wariye oo lagu soo qabtay mudaharaadkii 9 June mucaaradku Hargaysa ka dhigeen, u jartay 7 cisho oo xabsi ku sii hayn ah, kadib markii saaka la horkeenay.
Alshabaab oo shaaciyay inaysan wax wada hadal ah la galidoonin dowladda federalka Soomaaliya
6/16/2022 1:47 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Ururka Alshabaab ayaa sheegay inuusan marnaba wax wada hadal ah la galidoonin dowladda federalka Soomaaliya, taas bedddelkeedna ay qorshaynayaan inay la wareegayaan xukunka dalka.
Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo sameeyay balanqaadyo muhiim ah
6/16/2022 1:42 AM EST
Khamiis, Juun, 16, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday balan qaadyo muhiim ah oo la xariira wax ka qabashada xaalada dalka iyo hirgelinta mid ka mid rajooyinka ugu waa weyn madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Somali News
Proposed construction of 240 pit latrines in Kismayo District IDPs settlements
-
6/16/2022 3:51 PM EST
proposed construction of 240 pit latrines in Kismayo District IDPs settlements
Proposed Construction of 2 new Berkads and 2 Water harvesting structures in Raskamboni Badhadhe District of Somalia
-
6/16/2022 3:46 PM EST
Proposed Construction of 2 new Berkads and 2 Water harvesting structures in Raskamboni Badhadhe District of Somalia
: Proposed Construction of a new Berkaad and water harvesting structure in Juula Badhadhe District of Somalia
-
6/16/2022 3:42 PM EST
: Proposed Construction of a new Berkaad and water harvesting structure in Juula Badhadhe District of Somalia
Proposed Construction of a new Berkaad and water harvest structure in Burgabo Badhadhe District of Somalia
-
6/16/2022 3:33 PM EST
Proposed Construction of a new Berkaad and water harvest structure in Burgabo Badhadhe District of Somalia
The Senate ethics subcommittee voted to investigate Somali-American State Senator Omar Fateh
-
HOL
6/16/2022 3:16 PM EST
The subcommittee found that there was enough merit to further investigate two complaints against Omar. The first-term senator defended himself at an ethics hearing Wednesday, saying he had no involvement in alleged voter fraud in his 2020 campaign.
Faribault settles ACLU lawsuit over rental housing laws
-
Star Tribune
6/16/2022 3:08 PM EST
The American Civil Liberties Union of Minnesota, representing seven plaintiffs who alleged a rental licensing ordinance was aimed at driving racial minorities out of Faribault, settled a lawsuit with the city on Wednesday.
KILLINGS IN SOMALIA: War Crimes, Deception, and Impunity
-
Byline Times
6/16/2022 3:05 PM EST
After taking a motorbike ride from Mogadishu’s bustling Taleh junction to a dirt road on the outskirts of the Somali capital, where I trekked past a row of shanty homes, I caught my first glimpse of the elderly woman I was scheduled to meet. Standing before me with the warmest of smiles, she gestured towards her home, inviting me to enter.
UN agencies launch drought response package to avert famine in Somalia
-
Xinhua
6/16/2022 2:49 PM EST
MOGADISHU, June 16 (Xinhua) -- The United Nations agencies Thursday launched the minimum response package (MRP), a critical life-saving project that will address urgent needs of more than 100,000 people displaced by the escalating drought in Somalia.
Hirshabelle Minister of Reconciliation resigns
-
HOL
6/16/2022 1:07 PM EST
Jowhar (HOL) - Hirshabelle regional state Minister of Reconciliation, Abdikarin Ali Nur, has officially announced his resignation on Thursday, citing the regional President's failure to follow through on a commitment he made during his visit to Beledweyne town in February this year.
Somaliland government arraigns journalists and politicians in court
-
HOL
6/16/2022 1:03 PM EST
Hargeisa (HOL) - Maroodi Jeh Regional Court sentenced twelve politicians from Somaliland’s opposition parties and two journalists arrested during the June 9 protest in Hargeisa to seven days in jail after being arraigned on Thursday morning.
Somali military court sentences couple to 15 years in prison on terror charges
-
HOL
6/16/2022 9:27 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's military court in Mogadishu on Thursday sentenced a husband and his wife to 15 years for being members of ISIL (ISIS) Islamist group.
UK court says flight taking asylum seekers to Rwanda can go ahead
-
Al Jazeera
6/16/2022 9:08 AM EST
Judges have thrown out last-gasp attempts by campaigners to stop the United Kingdom sending its first flight of asylum seekers to Rwanda on Tuesday, a plan the United Nations’ refugee chief described as “catastrophic”.
Aid groups say thousands of Somalis at risk of starving to death
-
VOA
6/16/2022 5:21 AM EST
The drought devastating the Horn of Africa has hit Somalia hard; about half its 16 million people face crisis-level food insecurity. Aid groups say hundreds of thousands are at risk of starving to death; there are reports of children dying of malnutrition. Mohamed Sheikh Nor reports from Mogadishu.
Somali President meets foreign ambassadors and diplomats
-
HOL
6/16/2022 5:13 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with foreign ambassadors and diplomats at Vill Somalia in Mogadishu on Wednesday, where they discussed topics including the ongoing emergency response to the drought and the role of international partners in helping the suffering Somali people.
At least 80 migrants rescued in Mediterranean
-
InfoMigrants
6/16/2022 1:20 AM EST
Two private rescue ships, the Sea-Eye 4 and the Aita Mari, have carried out rescues relatively close to each other not too far off the Libyan and Tunisian coasts. Sea-Eye 4 rescued 63 migrants on Tuesday and Aita Mari carried out a rescue on Wednesday of 17.
Inside Al Shabaab: The extremist group trying to seize Somalia
-
Channel 4
6/16/2022 1:10 AM EST
For more than fifteen years the extremist group Al Shabaab has been fighting a bloody insurgency in Somalia.
Facebook fails to detect East Africa extremist content, study finds
-
AP
6/16/2022 1:06 AM EST
NAIROBI — A new study has found that Facebook has failed to catch extremist content from the Islamic State and Shabab militant groups in posts aimed at East Africa as the region remains under threat from violent attacks and Kenya prepares to vote in a closely contested national election.