4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 7 , 2021
Fannaanada Kiin Jaamac oo laga joojiyay bandhig-faneed ay Hargaysa ku qaban lahayd
 

Khamiis, October, 7, 2021 (HOL) - Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa joojisay bandhig-faneed ay fannaanada Kiin Jaamac yare caawa ku qaban lahayd magaalada Hargaysa.

"Waxaa la farayaa in la joojiyo bandhig-faneedka la qorsheeyay caawa oo taariikhdu tahay 7, 9, 2021, kaas, oo ay qabanayso fannaanada Kiin Jaamac, madaama oo anay jirin wax oggolaansho ah oo ay bixisay guddida awooda u leh bixinta ruqsadaha bandhig-faneedyada" ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay wasaarada.

Hoos ka akhriso warbixinta oo dhamaystiran:-


Abdilahi Abdirahman Mohamed, Hiiraan Online
[email protected]