Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Sept 28, 2021
Gabadh Soomaali ah oo lagu daray maamulka cusub ee ismaamulka Addis Ababa
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Faa'isa Maxamed Cumar oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ka soo jeeda degaanka Soomaalida ayaa loo doortay Af hayeen ku xigeenka Golaha Xildhibaannada Maamulka Magaalada Addis Ababa.
Faa'isa ayaa horey usoo martay xilka Madaxa Xafiiska Dhaqanka iyo Dalxiiska Maamulka Magaalada Addis Ababa, iyadoo hadda maamulkan cusubna ka qabanaysa mid kamid ah xilalka u sareeya oo ah Afhayeen ku xigeenka Golaha Xildhibaannada Maamulka Magaalada Addis Ababa.
Addis Ababa oo ah caasimadda dalka ayaa waxa ay leedahay maamul gooni ah, oo 5tii sanaba mar lasoo magacaabo, waana ismaamulka labaad ee dalka ka jira marka laga yimaado ismaamulka Diridhabe.
Si guud dalka Itoobiya ayaa waxaa maalmahan kasocda dhisida xukuumad cusub, iyadoo degaannada dalkuna ay soo dhisayaan maamulo cusub oo badalaya maamuladii hore.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha Jubbaland " Raysal Wasaaraha shaqo dacalka la haysto ma qaban karo shaqadiisa haloo madax banneeyo"
9/28/2021 1:13 PM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlaayay madal dadweyne oo ka dhaceysay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka.
Shil dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay Gabilay
9/28/2021 12:58 PM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Hal qof ayaa ku nafwaayay 4 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii baabuur nooca yar yar ee raaxada ahi, ku qalibmay degmada Gabilay ee Somaliland. Shilka ayaa dhacay kadib markii mid kamida taayirada baabuurku qarxay, sida sarkaal katirsan ciidamada ilaalada wadooyinka Somaliland warbaahinta u sheegay.
Taliska booliiska gobolka Nugaal oo ka hadlay fal dil ah oo ay geysteen ilaalada madaxweynaha Puntland
9/28/2021 9:26 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka booliiska gobolka Nugaal, gaashaanle sare Maxamed Aadan Jaamac, ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin geerida gabadh dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyootay rasaas ay fureen ciiddanka madaxtooyada Puntland.
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya
9/28/2021 9:16 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlaayay maanta munaasabad ay khudabadahooda Musharaxnimo kusoo bandhigayeen Musharaxiinta kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo badan oo quseeya xaalada dalka.
Raysal wasaare Rooble: Kuwa ka dambeeyay kiiska Ikraan Tahliil mar dhow cadddaalada ayay kasoo muuqan doonaan
9/28/2021 7:28 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen rooble ayaa sheegay in si degdeg ah sharciga loo horkeenidoono kuwii ka dambeeyay kiiskii Ikraan Tahlii Faarax, lana marsiindoono caddaalada.
Hadal jeedinta Musharaxiinta doorashada kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo ka socota Muqdisho
9/28/2021 5:56 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho uga bilaawday khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta ku tartami doonta kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliland oo ka kooban 11 kursi.
Ciidanka madaxtooyada Puntland oo dilay qof shacab ah oo dumar ah
9/28/2021 3:07 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Ciiddanka madaxtooyada Puntland oo galbinayay madaxweyne Deni ayaa rasaas ku furay gaari yar oo nuuca raaxada ah oo uu watay qof shacab ah dumar ah.
Safiirka Soomaaliya ee Canada oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa
9/28/2021 1:58 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada Ottawa, Canada ayaa kulan ballaaran la qaadatay Danjiraha Cusub ee dowladda Soomaaliya u fadhiya Canada, Danjire Hassan Dahir Dhimbil,
Mahdi Guuleed: Guddoomiye Cabdi Xaashi waa lagula tartamayaa kursigiisa doorashada
9/28/2021 1:03 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi lagula tartamidoono kursiga uu ku qoran yahay oo markii hore uu kaligii ku qornaa.
Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
9/28/2021 1:00 AM EST
Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo Xalay jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Somali News
Building Back a Better Somalia with Access to Information is needed now more than ever, says NUSOJ on the International Day for Universal Access to Information
-
NUSOJ
9/28/2021 6:28 PM EST
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) joins the rest of the world in marking the International Day for Universal Access to Information under the theme “Building Back Better with Access to Information”, and highlights the growing concerns over the access to information limitations in Somalia.
Somalia's ambassador to Canada hosts meet and greet in Ottawa
-
HOL
9/28/2021 6:38 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia Ambassador to Canada, Hassan Dahir Dhimbil, hosted a meet-and-greet for the Somali community in Ottawa.
Hashi’s rival for Senate race found, Deputy PM Guled said
-
HOL
9/28/2021 4:37 AM EST
Deputy Prime Minister Mahdi Guled has announced a candidate to contest with Senate speaker Abdi Hashi had been identified following sharp criticism from politicians from Somaliland.
President Deni’s security forces shoot dead female civilian
-
HOL
9/28/2021 4:07 AM EST
GAROWE (HOL) - Puntland presidential guard shot dead a woman Monday night as president Abdullahi Deni returned to Garowe from Qardho region where he had been holding electoral campaigns.
On IDUAI 2021, SJS and SOMA call for media, journalists’ access to information
-
SJS
9/28/2021 2:01 AM EST
On International Day for Universal Access to Information (IDUAI), today the Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) call on the right of access to information for journalists, the right to know and report independently and without restrictions.
Mobile money uptake grows SMEs in Somalia
-
The East African
9/28/2021 1:19 AM EST
Somalia’s largely unbanked population could still aid the growth of small and medium enterprises (SMEs) in the country, if they join mobile money service.
Jowhar flood victims lose livelihoods and flee to Mogadishu
-
Radio Ergo
9/28/2021 1:17 AM EST
(ERGO) – After losing everything in recent river floods in southern Somalia’s Jowhar district, Maryan Mohamed Subeir and her 10 children walked from their village the sixty five kilometres to the town of Balad, where they were given a ride in a vehicle going further south to Mogadishu.