Talaado, September, 28, 2021 (HOL) - Ciiddanka madaxtooyada Puntland oo galbinayay madaxweyne Deni ayaa rasaas ku furay gaari yar oo nuuca raaxada ah oo uu watay qof shacab ah dumar ah.
newsinsideRasaasta ciidamadu ku fureen gaariga waxaa ku geeriyootay qof dumar oo lagu magacaabo Maryan Axmed Maxamed oo katirsanayd shacabka Garowe.
Falkaan ayaa dhacay xilli uu madaxweyne Deni xalay kasoo laabanayay magaalada Qardho, halkaas oo uu shalay ku aaday safar kooban oo ololaha doorashada ah.
Wararka aan helayno waxay sheegayaan in ciidamadu ay ka shakiyeen gaariga qofka haweenayda ah wadatay, kaasoo la sheegay in uu dhex-galay kolanyada madaxweynaha Puntland la socday.

Abdisalan Nur Dirie, Hiiraan Online
[email protected]