4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Sept 18, 2021
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddida siyaasada caymiska
 

Sabti, September, 18, 2021 (HOL) - Madaxeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa 7 xubnood oo iskugu jira wasiiro ka tirsan xukuumada, madax ka tirsan  hay'adaha xukuumada iyo kuwo madax-bannaan u magacaabay guddida siyaasada caymiska Somaliland.

Magacaabista guddida ayaa imanaysa xili xukuumada Somaliland, ay howlgalisay hay'ada caysmiska iyadoo waajib caymis lagu soo rogay gaadiidlayda ka howlgasha Dekedda Berbera iyo baabuurta laga soo dajinayo dekeda.

Hoos ka dheeho xubnaha uu madaxweynuhu u magacaabay:-


Abdilahi Abdirahman Mahamed, Hiiraan Online
[email protected]