Sabti, September, 18, 2021 (HOL) - Madaxeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa 7 xubnood oo iskugu jira wasiiro ka tirsan xukuumada, madax ka tirsan hay'adaha xukuumada iyo kuwo madax-bannaan u magacaabay guddida siyaasada caymiska Somaliland.
newsinsideMagacaabista guddida ayaa imanaysa xili xukuumada Somaliland, ay howlgalisay hay'ada caysmiska iyadoo waajib caymis lagu soo rogay gaadiidlayda ka howlgasha Dekedda Berbera iyo baabuurta laga soo dajinayo dekeda.
Hoos ka dheeho xubnaha uu madaxweynuhu u magacaabay:-