Talaado, November 9, 2021 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya inay faragelin taban ku heyso Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
newsinsideWarsaxaafaddeed kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in waaaaradda waxbarashada ay kasoo horjeedo hannaanka maamul daadijinta iyo kala saarida awoodaha heer federaal iyo heer maamul.
Maamulka gobolka Banaadir wuxuu sidoo kale sheegay in nidaamka Federaaleynta uu u madax bannaanaynayo in ay maamulaan adeegyada aas aasiga ah ee arrimaha bulshada sida waxbarashada.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online