
Jimco, May, 21, 2021 (HOL) - Koomiishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa go’aamiyay in ollolaha doorashooyinka isku sidkan ee barlamaanka iyo deeganku socdo muddo ku siman 6 cisho, oo ka bilaabanta 23 May kuna dhamaata 28 May, iyadoo xisbi walba 2 maal mood lasiyay.
newsinsideWarbixinta ay koomiishanku soo saareen oo faah faahsan hoos ka dheeho.

Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]