Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, May 12, 2021
Shirkada diyaaradaha ee Kenya oo ka jawaabtay wararka sheegaya in ay duulimaadyo ka bilaabayso Hargaysa 28 May
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Shirkada duulimaadyada Kenya oo ka jawaabaysa wararka sheegaya in ay duulimaadyadeda Hargaysa bilaabayso 28 May, ayaa sheegtay in qorshahaasi wali hakad ku jiro, oo ay dhimanyihiin ogolaasho iyo caddaymo.
Qoraal ay shirkadu soo saartay ayaa lagu yidhi “shirkada diyaaradaha ee Kenya waxay jeceshahay in ay caddayso in qorsheheeda bilaabida duulimaadyada Hargaysa, Somaliland iyo Nayrobi, Kenya uu wali hakad ku jiro oo ay sugayaan ogolaansho”.
“Si ka duwan wararka wareegaya baraha bulshada ma jiraan wax duulimaadyo ah oo hada shaqaynaya”.
Jawaabta shirkada ayaa timid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay warbaahinta qaarkeed qortay warar la xidhiidha, in shirkada diyaaradaha ee Kenya ay duulimaad yadeeda Hargaysa bilaabayso dhamaadka bishan May.
Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda Soomaaliya oo sii deysay maxaabiis u xirxirneyd danbiyo kala duwan
5/12/2021 1:55 PM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyay 179 maxbuus oo xirnaa danbiyo kala duwan
Wasiir Duraan Faarah oo kala hadlay guddiga Diyaaradaha xayiraadda duulimaad ee Kenya
5/12/2021 11:33 AM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin ka dib markii ay Kenya xayirtay duulimaadyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Somaliland oo hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo umada muslim ka ah
5/12/2021 11:00 AM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo shucuubta Islaamka ugu hambalyeeyay munaasibada Ciidul fidriga.
Dowladda Soomaaliya oo diiday ergayga Midowga Afrika usoo magacaabay dhexdhexaadinta arrimaha doorashada
5/12/2021 4:57 AM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Soomaaliya ayaa diiday magacaabista iyo inuu dalka yimaado Wakiilka sare ee uu Midowga Afrika usoo magacaabay Soomaaliya, John Mahama, si uu u hogaamiyo wadahadalada dhexdhexaadinta arrimaha doorashada.
Midowga Afrika oo AMISOM waqtiga u kordhiyay illaa bisha Diseembar 2021
5/12/2021 4:39 AM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) - Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka AMISOM, ay heli doonaan waqti kordhin ku eg 31-ka bisha Diseembar ee sanadkan, taasoo soo afjari doonta hubanti la’aanta dhinaca amniga ee dalka oo ay doorashooyin kusoo wajahan yihiin.
Deegaannada ay maamulaan Ururka Al-shabaab oo maanta laga ciidayo
5/12/2021 1:42 AM EST
Arbaco, May, 12, 2021 (HOL) -Xarrakada Al-shabaab ayaa xalay ku dhawaaqday maanta oo Arbaco ah tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, xili guud ahaan marka la eego inta badan dunida muslimka ay isku raaceen in maanta la kaamilayo 30ka bisha Ramadaan.
Somali News
Gaza’s death toll soars as Israel kills senior Hamas commanders
-
Al Jazeera
5/12/2021 5:21 PM EST
Israeli air raids level buildings and kill dozens of Palestinians in Gaza, while Hamas rockets kill several Israelis.
Uganda’s President Museveni takes oath to kick off his sixth term
-
Al Jazeera
5/12/2021 4:06 PM EST
The ceremony comes following the bloodiest pre-election crackdown in years and widespread allegations of irregularities.
Lewiston refugees celebrate resettlement changes during soccer tournament
-
WMTW
5/12/2021 3:46 PM EST
LEWISTON, Maine —Refugees in Lewiston are celebrating changes to federal policies which, they hope, will allow more people to resettle in Maine.
Students in Somalia benefit from the 30% discount offered by Hormuud during lockdown
-
HOL
5/12/2021 3:39 PM EST
Somalia has one of the lowest prices for internet data bundles. It also has the fastest internet connection in the Eastern African region at a relatively low cost. In Somalia, most internet users rely on the internet for entertainment and access to the daily news.
Amisom to get mandate extension to December
-
Nation Africa
5/12/2021 7:26 AM EST
The African Union says its mission in Somalia, commonly known as Amisom, will get an extension on its mandate to December 31 this year, ending security uncertainties as the country heads to elections.
Somalia says AU envoy not welcome, claims links to Kenya
-
HOL
5/12/2021 4:22 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has rejected the appointment and planned deployment of AU High Representative John Mahama to lead the mediation talks noting it did not have confidence in the former Ghanaian president owing to his ties to Kenya.
Somalia regrets Kenya's move to ban flights
-
Xinhua
5/12/2021 12:17 AM EST
The Somali government on Tuesday regretted Kenya's decision to suspend commercial flights to and from Mogadishu, the capital of Somalia.
Drought, torrential rains devastate Somalia
-
VOA
5/12/2021 12:15 AM EST
The United Nations warns Somalia faces a perilous future as drought followed by torrential rains have destroyed this year’s planting season.
Galmudug conflict leaves thousands in misery
-
Radio Ergo
5/12/2021 12:12 AM EST
(ERGO) – Asli Abdullahi Mohamoud, a mother of eight, was displaced from her home in Bacaadweyne after conflict erupted between Galmudug administration and Al-Shabab militant group on 10 April 2021. She reached Mirji’lay, 50 km from Dhusamareb, on 5 May.
Bahjo Mohamed, Pioneering Light Rail Operator, Dies In Somalia Suicide Bombing
-
WCCO
5/12/2021 12:10 AM EST
MINNEAPOLIS (WCCO) — A suicide bombing in Somalia over the weekend killed a young mother who lived in Hopkins for many years.
Greek government investigate migrant deaths on Chios
-
Ansamed
5/12/2021 12:08 AM EST
ATHENS - Greece's Ministry of Immigration and Asylum has dispatched a special unit of investigators to the island of Chios following the recent deaths of two migrants who were staying at the VIAL refugee camp, it announced on Monday.
Somali President Farmaajo, South African officials arrive For Museveni inauguration
-
5/12/2021 12:05 AM EST
Somali President Abdullahi Farmaajo has arrived in Uganda to attend the swearing-in ceremony of President-elect and National Resistance Movement Chairperson Yoweri Museveni.