Sabti, May, 1, 2021 (HOL) - Warmurtiyeed ay xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID kasoo sareen kulan ay yeesheen ayaa ay walaac kaga muujiyeen xadhiga musharixiintooda.
newsinsideWarmurtiyeedka ayaa lagu yidhi “Dood dheer iyo is xogwaydaarsi kadib labada xisbi qaran waxay la wadagaayaaan umada Somaliland, saaxibada caalamka iyo cidkasta oo danaynaysa dimuquraadiyada Somaliland in war war soo food saray doorashadii”
Warmurtiyeedka ay soo saareen labada xisbi mucaarad ayaa u dhignaa sidan:-