Jigjiga: Wax ka baddal cusub oo lagu sameeyay Xafiisyada heer degaan ee DDS

 

Sabti, Maarso, 06, 2021 (HOL) - Wareegto cusub oo saaka kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha DDS ayaa lagu magacaabay ku xigeenno cusub, maareeyayaal iyo madax xafiiseedyo.

Halkaan hoose ka aqriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha DDS.


Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online.
[email protected]