4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Mar 30, 2021
Somaliland: Dugsiyada waxbarashada oo la fasaxay muddo laba bilood ah
 

Talaado, Maarso, 30, 2021 (HOL) - Wasaarada waxbarashada ee Somaliland ayaa sheegtay in laga bilaabo 13 bisha Abril, 2021 dugsiyada waxbarashada la fasixi doono muddo labad bilood ah, xaalada caabuqa Covid-19 awgii.

Warsaxaafadeed kasoo baxday wasaarada waxbarashada ayaa lagu sheegay in fasixii xagaaga hore loosoo dhigay, cabsi laga qabo faafitaanka Covid-19 darteed.

Warsaxaafadeedka ay wasaaradu soo saartay ayaa waxay u dhignayd sidan:-


Cabdiraxman Sh. Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]