Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Mar 27, 2021
Akhriso Magacyada : 15 kamid ah xildhibaanada golaha shacabka oo laga mamnuucay fadhiyada barlamaanka ee soo socda
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman ayaa soo saaray go'aan 15 kamid ah Xildhibaan golaha shacabka looga joojiyay fadhiyada barlamaanka ee soo socda.
Xildhibaanadan oo lagu tiriyo mucaaradka dowladda ayaa lagu eedeeyay inay fowdo ka kiciyeen xarunta barlamaanka islamarkaana ay hor istaageen Furitaanka fadhiga looga hadli lahaa COVID19.
Xildhibaanadan ayaa golaha ka maqnaandoona shanta fadhi ee soo socda, xilli lagu wado in barlamaanka uu ka dooddo arrimo xasaasi ah oo taabanaya doorashada lagu muransan yahay.
Halkaan hoose ka akhriso qoraalka guddoomiyaha.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo geeriyooday
3/27/2021 2:49 PM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Ismaciil Axmed Ismaaciil oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Faysal Cali Waraabe “Waxaan ka baqayaa in ay maamul-xumo ina baabiiso”
3/27/2021 2:00 PM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeya xukuumada madaxweyne Biixi maamul-xumo.
Wararkii ugu danbeeyay kulankii fashilmay ee Golaha Shacabka
3/27/2021 9:40 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku kala taggay kulan qorshuhu ahaa in ay ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa, kaddib markii leysku fahmi waayay ajandaha shirka oo xildhibaannada qaarkood sheegeen in uu ahaa mid qorsoon oo huwan muddo korarsi.
Kulankii Golaha Shacabka oo baaqday kaddib buuq ka dhashay qabsoomidiisa
3/27/2021 6:50 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Waxaa buuq iyo is qabqabsi ku soo idlaaday kulan ay maanta u balansanaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo lagu wadday in uu ka dhaco xarunta Villa Hargeysa.
Shir gaar ah oo Madaxda Dowlad Gobolleedyada uga furmay magaalada Muqdisho
3/27/2021 6:41 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Waxaa goor dhaw xerada Xalane ee magaalada Muqdisho shir gaar ah uga furmay Madaxda Dowlad Gobolleedyada dalka, kaasoo qeyb ka ah xal u helida khilaafka baahsan ee la xiriira doorashada Soomaaliya.
Puntland oo maanta bilowday bixinta tallaalka Covid19
3/27/2021 5:05 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Puntland ayaa maanta degnaanadeeda ka bilowday tallaalka Covid19, waxaana daahfuray wasiirka caddaalada Puntland Cawil Sheikh Xaamud.
UK '' ma taageeri doonno in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho aan leysku raacsaneyn
3/27/2021 4:25 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) -UK ayaa sheegtay in marnaba dhinacooda aqbali doonin doorasho aan wadar ogol ku dhicin dalka Soomaaliya, xili wali hoggaamiyayaasha Soomaalida uu dhax yaalo khilaaf baahsan oo la xiriira arrimaha doorashada.
Dowladda Soomaaliya oo fajiciso ku tilmaamtay go'aanka Dowladda Kenya ay ku xireyso xeryaha Qaxootiga
3/27/2021 1:07 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) -- Dowladda Soomaaliya ayaa arin qalad iyo fijiciso ah ku tilmaamtay go'aan dowladda Kenya ay qaadatay oo ah in ay xireyso Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma.
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulamaya
3/27/2021 1:03 AM EST
Sabti, Maarso, 27, 2021 (HOL) - Maanta oo Sabti ah 27ka bisha Maarso 2021ka ayaa lagu waddaa in ay kulan isugu yimaadaan xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib fariin loo diray dhamaan xildhibaannada oo lagu wargaliyay in ay kulanka maanta ka soo qeybgalaan.
Somali News
Cape detour amid Suez blockage: Cargo ship owners concerned about pirates
-
Business Insider
3/27/2021 10:32 AM EST
The massive container ship blocking the width of the Suez Canal has other vessels weighing the lengthy, costly, and perilous decision of whether to detour around Africa instead.
Parliament adjourned after MPs shout down Speaker
-
HOL
3/27/2021 10:15 AM EST
Mogadishu (HOL) - A federal parliament session in Mogadishu was adjourned on Saturday after a major disturbance caused by Members of Parliament prevented MPs from opening the hearing.
No extension, UK tells Farmajo, calls for inclusive talks to end differences
-
HOL
3/27/2021 4:36 AM EST
MOGADISHU (HOL) - UK has today announced that it will not support 'an automatic extension of previous mandates', calling on Somali leaders to reach consensus in regard to the election process.
Over 180 people trapped by ISIS-linked forces in Mozambique hotel
-
Reuters
3/27/2021 3:47 AM EST
Islamist insurgents with reported ties to ISIS have trapped over 180 people - including foreign citizens - inside the Amarula Palma hotel, killing "several people," as fighting raged for a third straight day around a gas hub town in northern Mozambique, AFP reported on Saturday morning.
Kenya has no right to close refugee camps- Somali Minister
-
HOL
3/27/2021 3:30 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Kenya has no right to forcefully eject Somali refugees, Somalia has said in its response since Nairobi ordered the closure of the refugee camps.
Ethiopia says Eritrea agrees to withdraw troops from Tigray
-
AP
3/27/2021 1:00 AM EST
KHARTOUM, Sudan (AP) — Ethiopia’s prime minister said Friday that Eritrea has agreed to withdraw its forces from the Tigray region, where witnesses have described them looting, killing and raping civilians.
Why are Alberta’s Black, Muslim women being attacked?
-
Global News
3/27/2021 12:54 AM EST
For months Alberta’s Muslim community has been on edge. A series of racially motivated assaults against mostly Black, Muslim women in Calgary and Edmonton has left many in the community feeling anxious and unsafe.
Columbus’ Somali leaders push for better access to COVID-19 vaccine
-
WCMH
3/27/2021 12:42 AM EST
Columbus' Somali leaders push for better access to COVID-19 vaccine
AMISOM hands over control of military base to Somali army
-
CGTN
3/27/2021 12:32 AM EST
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) handed over control of Afgoye military base to the Somali National Army (SNA) as part of plans ensure the transfer of security responsibility to Somali forces.