Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Mar 19, 2021
Gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay duleedka degmada Maxaas
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Waradhuumale oo ka tirsan deegaanada hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu rasaaseeyay gaari rakaab ah oo aay saarnayeen dad shacab ah.
Gaariga la rasaaseeyay ayaa noociisu ahaa Leyla Calaawi kasoo kusii jeeday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Ilaa 5 ruux oo ka mid ahaa rakaabkii sarnaa gaariga oo uu ka mid yahay canug yar oo laba jir ah ayaa ku dhaawacmay rasaasta lagu furay gaariga rakaabka ahaa, waxaana dhaawacyada dadka masaafurka ahaa ayaa la geeyay Isbitaalka magaalada Guricel ee gobolka galgaduud.
Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa rasaasta lagu furay gaariga iyo shacabka saarna balse warar hoose ayaa sheegaya iney la xiriirto aanooyin qabiil.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Mareykanka oo war ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya
3/19/2021 1:58 PM EST
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo horumarka dalka.
Kenya oo si gaar ah eedeyn ugu jeedisay Garsoore Cabdulqawi Yuusuf
3/19/2021 11:57 AM EST
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL)-Dowladda Kenya oo bayaan ay soo saartay ku fisirtay sababaha ku kalifay in ay qaadato go'aanka ka dhan ah maxkamada ICJ oo maalmihii ugu danbeeyayba ku howlaneyd dhageysiga dacwadda ka dhanka ah kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, ayaa si gaar ah eedeyn ugu jeedisay Garsoore Cabdulqawi Yuusuf oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya
Dowladda Kenya oo war kasoo saartay sababta ay uga baaqatay Dacwadda Badda
3/19/2021 8:00 AM EST
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Dowladda Kenya waxay war rasmi ah kasoo saartay sababta ka dambeysay iney ka baaqato Dacwadda Badda ee kala dhaxeyso dowladda Soomaaliya.
Samia Hassan oo loo dhaarriyay xilka madaxweynaha Tanzania kaddib geeridii John Magufuli
3/19/2021 7:58 AM EST
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Samia Suluhu Hassan oo horey u aheyd madaxweyne ku-xigeenka dalka Tanzania ayaa hadda si rasmi ah loogu dhaariyay xilka madaxweynaha kaddib markii uu geeriyooday madaxweynihii dalkaasi John Magufuli
Madaxweynaha Puntland '' waa in aan dalkan ka ilaalinaa dib u noqosho
3/19/2021 1:48 AM EST
Jimco, Maarso, 19, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad Gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo shalay khubad ka jeedinayay madal looga dhawaaqayay Gole loogu magacdaray '' Badbaado Qaran '' ayaa sheegay in siyaasiyiinta iyo shacabka looga baahan yahay in laga wada qeybqaato sidii dalka horray loogu sii wadi lahaa.
Somali News
Somalia Should Hold Elections Immediately
-
State Department
3/19/2021 2:20 PM EST
PRESS STATEMENT ANTONY J. BLINKEN, SECRETARY OF STATE The United States is deeply concerned by the electoral impasse in Somalia, which is creating political uncertainty that threatens security, stability, and development in the country.
Immigrants in Norway more likely to be affected by loneliness
-
The Local
3/19/2021 1:56 AM EST
A statistical analysis has found that immigrants in Norway experience greater loneliness and exclusion from society than the rest of the population.
Africa mourns Tanzanian president’s demise
-
AA
3/19/2021 12:47 AM EST
John Magufuli, 61, died on Wednesday, prompting outpourings of grief and condolence messages from African capitals
Is Somalia’s political process unravelling?
-
AlJazeera
3/19/2021 12:42 AM EST
In this episode of The Stream we’ll look at the impact of the political standoff in Somalia, and what it means for people’s safety and security.
Somalia gets vaccines a year after first case
-
Reuters
3/19/2021 12:28 AM EST
A consignment of 300,000 doses of vaccine arrived in Somalia this week, precisely a year after the country detected its first case of COVID-19. Soraya Ali reports.
Somali military court sentences journalist Kilwe Adan Farah to 3 years in prison
-
CPJ
3/19/2021 12:26 AM EST
Nairobi, March 18, 2021 — In response to yesterday’s decision by a military court in the semi-autonomous Somali state of Puntland sentencing journalist Kilwe Adan Farah to three years in prison, the Committee to Protect Journalists issued the following statement:
Somali army arrests six militants in southern region
-
Xinhua
3/19/2021 12:23 AM EST
Somali National Army (SNA) on Thursday arrested six al-Shabab militants in an offensive in Lower Shabelle, Somalia’s southern region, a military officer confirmed.