Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Mar 13, 2021
Jigjiga oo lagu daahfuray tallaalka cudurka Covid 19
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee caasimadda degaanka Soomaalida lagu daahfuray tallaalka cudurka Covid 19.
Xafladda daahfurka tallaalkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, oo isagu daahfuray tallaalkan, Wakiilo ka socda Hay'adda Caafimaadka Adduun (WHO) iyo marti sharaf kale.
Haddaba tallaalkan ayaa sida la qorsheeyay waxaa lagu bilaabi doonaa shaqaalaha Caafimaadka, waxaana ku xigi doona dadka qaba xanuunada gaarka ah sida macaanka iwm.
Tallaalkan ayaa sidoo kale maanta laga daah furay guud ahaan Itoobiya, iyadoo dawladduna ay inta badan wado wacyigalinta ku aadan cudurkan.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]
Somaliland : Xanuunka Covid-19 oo xawli ku faafaya
3/13/2021 11:59 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa sheegay in ay sii kordhayso faafista iyo dhimashada caabuqa Covid19 ee Somaliland.
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
3/13/2021 11:54 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) Qarax loo adeegsaday miino ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah.
Imaraatka Carabta oo Somaliland usoo magacaabay wakiil
3/13/2021 10:08 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Dowlada Imaraatka Carabta ayaa Cabdulla Alnaqbi usoo magacawday in uu noqdo wakiil keeda Somaliland.
Mamulka gobolka Togdheer oo amar duldhigay hotelka Isha-Burco iyo mulkiilaha hotelka oo ka jawaabay
3/13/2021 9:53 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - mulkiilaha hotelka Isha-Burco ee magaalada Burco Jamac Maxamuud Adan (Jaamac Karaaciin), ayaa kasoo horjeestay go’aan uu maamulka gobolka Togdheer kaga joojiyay hotelkiisa heesaha cawayska.
Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho
3/13/2021 8:20 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu horkacyo ayaa goor dhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Deni oo Muqdisho kala dagay ciidamo ku hubaysan qoryaha darandooriga u dhaca
3/13/2021 7:31 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Ciidamo aad hubaysan oo ah ilaalada madaxweynaha Puntland ayaa gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku wajahan yahay madaxweyne Deni oo ka qeyb galaya shirka arrimaha doorashada.
UN '' Dad gaaraya 83,000 ayaa u barakacay biyo la'aan gudaha dalka Soomaaliya
3/13/2021 6:36 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) -- War bixin ka soo baxday hay'addaXafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwaha ee Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ayaa lagu sheegay Jimcihii in dad gaaraya 83, 000 gudaha dalka Soomaaliya u barakaceen biyo la'aan daran tan iyo bishii Nofeembar ee sannadkii 2020
Golaha Amaanka oo ka digay dib u dhac danbe oo ku yimaada doorashada Soomaaliya
3/13/2021 4:03 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL)-Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii meel mariyay qaraar lagu kordhinayo waqtiga howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya ilaa bisha December.
Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan magaalada Muqdisho
3/13/2021 3:58 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho, halkaas oo uu uga qeyb galayo dhameystirka heshiiska arrimaha doorashada ee soo jiitamayay.
Qoyska George Floyd oo magdhaw ahaan loo siiyay lacag dhan 27 million oo dollar
3/13/2021 12:09 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Kaddib kulan ay yeesheen Golaha deegaanka magaalada Minneapolis ayaa leysku raacay in la siiyo magdhaw gaareysa 27 million oo dollar qoyska uu ka dhintay George Floyd oo sanadkii hore bishii May uu dilay askari cadaan ah.
Safiirka UK oo wada hadal la xiriira arrimaha doorashada la yeelatay midowga musharixiinta
3/13/2021 12:04 AM EST
Sabti, Maarso, 13, 2021 (HOL) - Kate Foster oo ah safiirka cusub ee UK u qaabilsan Somaaliya ayaa markii ugu horreysay wada hadal la xiriira arrimaha doorashada la yeelatay Midowga Musharixiinta.
Somali News
UAE upsets Somalia, appoints representative to Somaliland
-
HOL
3/13/2021 11:53 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The United Arab Emirates has deployed its first representative to Somaliland in what elevates the break-away region’s quest for international recognition.
Deni’s security team lands in Mogadishu armed with RPGs amid mistrust with Farmaajo
-
HOL
3/13/2021 7:20 AM EST
MOGADISHU (HOL) - An advance team of heavily armed military landed in Mogadishu Saturday afternoon ahead of Puntland president Abdullahi Deni’s arrival for electoral talks.
Djibouti launches its national geothermal energy engineering company
-
Pumps Africa
3/13/2021 1:38 AM EST
Djibouti has established its own national geothermal energy engineering company, reaching another milestone in its geothermal energy development.
Rwanda's Kagame first East African leader to take Covid jab
-
AFP
3/13/2021 1:23 AM EST
Rwanda's President Paul Kagame on Thursday became the first leader in East Africa to receive the Covid-19 vaccine, which has been rolled out in the region in recent days, his office announced.
Making Turkey great again
-
ISS
3/13/2021 1:16 AM EST
Is Turkey’s expanding African footprint also a proxy battleground for Erdoğan’s Middle East and European rivalries?
New British Ambassador to Somalia meets opposition candidates
-
HOL
3/13/2021 1:10 AM EST
Mogadishu (HOL) - The new British Ambassador to Somalia, Kate Foster, held a virtual meeting with the members of the Council of Presidential Candidates n Friday to discuss the political stalemate that has thrown Somalia into a constitutional crisis.
Ribbon cut at new Mall of Africa in SeaTac
-
SeaTac
3/13/2021 12:45 AM EST
A group of Somali community members and business leaders worked together to open the new retail and gathering place after a redevelopment project forced small businesses to close.
Shukri Olow Looks To Become First Black Woman To Win A County Council Seat In The State
-
Seattle Medium
3/13/2021 12:37 AM EST
Community leader Shukri Olow [Shuu-kree Oh-low] recently announced that she is running for King County Council District Five, which includes all or parts of Kent, SeaTac, Tukwila, Burien, Normandy Park, Des Moines, and Renton. If elected, Shukri would be the first Black woman to win a county council seat in Washington.
Minneapolis to pay George Floyd's family $27M US to settle civil suit
-
AP
3/13/2021 12:31 AM EST
The city of Minneapolis on Friday agree to pay $27 million US to settle a civil lawsuit from George Floyd's family over the Black man's death in police custody, even as jury selection continued in a former officer's murder trial.
UN urges Somalia elections, extends peacekeeping mission
-
AFP
3/13/2021 12:31 AM EST
The UN Security Council on Friday adopted a resolution extending the mandate of the African Union peacekeeping mission in Somalia until December, and called on Somali authorities to hold elections "without further delay."
UN: Over 83,000 Somalis displaced due to water crisis
-
AA
3/13/2021 12:23 AM EST
More than 83,000 people have been displaced in Somalia due to water shortage since November 2020, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said Friday.