Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Mar 12, 2021
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ah ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Golaha Amaanka Qaramada midoobay aay kulan xasaasi ah ka yeelanayaan saadacadaha soo socda xaaladaha cakiran ee ka taagan Soomaaliya.
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa lagu wadaa inuu Qaramada Midoobay u gudbiyo warbixinadii ugu dambeyay ee dadaalada Qaramada Midoobay.
Kulanka ayaa la sheegay in diirada lagu saari doono sidii loo qaban lahaa doorashada Soomaaliya loona meel marin lahaa heshiiskii Madaxda Fedaraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada aay si wadajir ah u saxiixeen 17-kii September 2020.
Kulanka Golaha Amaanka yeelanayaan sacadaha soo socda ayaa ku qabsoomaya habka Muqaalka fogaan aragga ah, halkaaso lagu falanqeyn doono xaalada murugsan ee ka jirta Soomaaliya.
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya
3/12/2021 9:59 AM EST
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) -Alle ha u naxariisteen waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Muqdisho lagu aasay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Khilaaf dhul oo sababay dhimasho oo ka dhacay magaalada Laascaanood
3/12/2021 8:18 AM EST
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) - Khilaafkan ayaa sababay dhimashada halruux sidoo kale labo qof ayaa ku dhaawacantay kadib markii weerar hubaysan uu ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.
Meydka Cali Mahdi Maxamed oo goor dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho
3/12/2021 3:37 AM EST
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) - Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho laga soo dajiyay meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho oo Saaka xiran
3/12/2021 3:18 AM EST
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) - Waxaa saaka xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana la arkayaa ciidamo badan oo lagu soo daadiyay wadooyinka kuwaas oo gaadiidka dadweynaha ka celinaya isgoysyada qaar.
Biden oo sheegay in bartamaha sanadkan dadkiisu ka xoroobayaan Covid 19
3/12/2021 12:51 AM EST
Jimco, Maarso, 12, 2021 (HOL) - Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka uu saameynta ba'an ku hayo cudurka saf marka ah ee Covid 19, hasse ahaatee madaxweyne Joe Biden ayaa hadda u muuqda mid kalsooni buuxda ku qaba in cudurkan laga sifeyn karo guud ahaan dalkaasi Mareykanka ilaa bisha July ee bartamaha sanadkan.
Somali News
Kenyan police believe man who shot 2 dead was an extremist
-
AP
3/12/2021 3:52 PM EST
NAIROBI, Kenya — Kenya’s head of criminal investigations said Friday that police now believe that a man who grabbed a gun from a police officer and shot randomly at people a week ago, killing two and seriously wounding six, is likely an Islamic extremist.
Aspiring rapper Sahayb Abu from Dagenham guilty of plotting terror attack
-
iTV
3/12/2021 3:35 PM EST
A man who planned to wreak terror during the pandemic was no clownish buffoon but a “very dangerous individual”, according to a senior counter-terrorism police officer.
Tanzania officials deny Magufuli sick with COVID-19
-
Al Jazeera
3/12/2021 3:30 PM EST
Tanzania’s President John Magufuli is in good health and working normally, two officials said, after reports he flew abroad in critical condition with COVID-19.
Raila Odinga tests positive for Covid-19
-
Standard Digital
3/12/2021 4:46 AM EST
Orange Democratic Movement (ODM) leader Raila Odinga has tested positive for Covid-19.
Body of ex-Somali president arrives in Mogadishu
-
HOL
3/12/2021 3:34 AM EST
MOGADISHU (HOL) - The body of the former Somali president, Ali Mahdi Mohamad just arrived at Aden Adde international airport in Mogadishu.
Former Somali president Ali Mahdi Mohamed to be buried today
-
HOL
3/12/2021 2:01 AM EST
Mogadishu (HOL) - The body of former Somali President Ali Mahdi Mohamed will be brought to Mogadishu for burial today.
Biden aims for U.S. to hold July 4 gatherings as COVID-19 vaccination plan unveiled
-
AP
3/12/2021 1:15 AM EST
One year after the nation was brought to a near-standstill by the coronavirus, U.S. President Joe Biden used his first prime-time address Thursday night to announce his plan to make all adults vaccine-eligible by May 1 and “begin to mark our independence from this virus” by the Fourth of July. He offered Americans fresh hope and appealed anew for their help.
U.S. Ambassador meets Jubaland President in Mogadishu
-
HOL
3/12/2021 1:10 AM EST
Mogadishu (HOL) - The U.S. Ambassador to Somalia, Donald Yamamoto, met with Jubaland State President Ahmed Madobe at Halane Base Camp in Mogadishu on Thursday amidst the ongoing talks between the federal government and federal member states on the electoral crisis.
Rep. Omar's Bill Would Sanction Saudi Crown Prince For Khashoggi's Killing
-
NPR
3/12/2021 12:44 AM EST
NPR's Steve Inskeep talks with Rep. Ilhan Omar, D-Minn., about her proposed bill to sanction Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman over the killing of journalist Jamal Khashoggi.
Police review of Kitchener arrest reflects 'incomplete assessment': defence lawyer
-
CBC
3/12/2021 12:37 AM EST
Stephanie Krug says her client’s experiences were not reflected in the findings
A power grab by Somalia’s president has tipped it into crisis
-
The Economist
3/12/2021 12:31 AM EST
Stand up here too long and you’ll be a target,” warns the manager of a hotel near the airport in Mogadishu. Visible from the rooftop are two watchtowers and several military checkpoints. In the basement is a bunker. The risks for visitors to this fortified enclave of the Somali capital are not hypothetical: on February 19th a rocket-propelled grenade hit a row of shops near its edge.
Tanzanian President’s Absence Fuels Speculation About His Health
-
New York Times
3/12/2021 12:22 AM EST
For months John Magufuli railed against masks, social distancing and vaccines. Now rumors are circulating that he’s critically ill with Covid-19.
Inside the US War On Terror in Somalia
-
VICE
3/12/2021 12:17 AM EST
Fifteen years after the creation of al-Shabaab in Somalia, terror still reigns and the reality on the ground just shifted more in their favor.
U of M student accuses staff member of racism after being denied laptop rental
-
Sahan Journal
3/12/2021 12:15 AM EST
Musab Hussein needed to rent a laptop to take a University of Minnesota exam. Instead he was told, ‘You do not look like a U of M student.’ And then things got worse.