Arbaco, Maarso, 10, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujiyay amni darrada iyo faafitaanka cudurka Covid-19, iyagoo dowladda ku eedeeyay in ay ka gaabisay masuuliyaddii ka saarnayd arrimahan.
newsinsideWarsaxaafadeed ay soo saareen midowga musharrixiinta waxay ku sheegeen in dowladdu aysan fal celin la taaban karo ka bixin falalka amni darrada ah ayna madaxda ugu saraysa ku mashquul yihiin sidii ay kusoo noqon lahaayeen.
Waxay nasiib darro ku tilmaamay in magaalada Muqdisho amni darro awgeed loogu shiri waayo oo la maciin bido xerada Xallane, waxayna madaxweyne Farmaajo ku eedeeyeen inuu dalka u horseeday jahweerar siyaasadeed.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]