4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Mar 1 , 2021
Somaliland: Dowladda oo lacagta dibbaajiga ah ka bixinaysa musharixiinta haweenka iyo beelaha laheyb sooco
 

Isniin, Maarso, 01, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne ku go’aamiyey in Xukuumadda  Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka la heyb sooco.

Wareegtada kasoo baxday madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignayd sidan:-




Cabdilahi Cabdiraxman Sh. Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]