Isniin, Juun, 28, 2021 (HOL)- Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta dhagaysatay dacwadaha 8 musharax isla markana soo gaba-gabaysay dhagaysiga.
newsinsideMaxkamada ayaa maanta si rasmi ah usoo afmeertay dhagaysiga dacwadaha musharixiinta.
Fadhiga maxkamada, ayaa u furnaa dadwaynaha in ay dhagaystaan.
Kormeerayaashi caalamiga ahaa iyo kuwii maxaliga aha ee doorashada kormeerayay ayaa iyaguna kasoo qayb galay dhagaysiga sida maxkamadu sheegtay.
Sida ay maxkamadu sheegtay go'aan dag dag ah ayaa laga soo saari doona dacwadaha.
Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan online
[email protected]