Maxkamada sare ee Somaliland oo go'aan rasmi ah kasoo saartay natiijada doorashadii golaha wakiilada

 

Arbaco, Luulyo, 7, 2021 (HOL) - Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakiilada.

newsinsideMaxkamada ayaa waafaqday natiijadii hordhaca ahayd ee ay soo saareen gudida doorashooyinku, isla markana sideedi ku ansixisay.

Hoos ka akhriso warbixinta maxkamada oo dhamaystiran:-
 
 

Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]