Axad, Luulyo 4, 2021 (HOL) - Wasaarada deegaanka Somaliland, ayaa sheegtay in ay la wareegayso dhamaan xayawaanka duur-joogta ah ee shacabku haysto.
newsinsideDigreeto kasoo baxday wasaarada deegaanka ayaa lagu sheegay in xeerka duur-joogtu uu sheegayo in wasaaradu masuul ka tahay duur-joogta.
Hindisaha ay xukuumadu duur-joogta shacabku haystan kula wareegayso, ayaa yimid kadib markii libaax ka baxsaday xero xayawaan oo Hargaysa ku taala uu shacab waxyeelo u gaystay.
Hoos ka akhriso warbixinta ay wasaaradu soo saartay oo dhamaystiran:-

Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]