Jimco, Luulyo 2, 2021 (HOL) - Komishanka xuquuqal insaanka Somaliland, ayaa walaac kamujiyay xaalada 35 hablood, oo loo xidhay in ay calanka Soomaaliya qaateen.
newsinsideHablahan oo magaalada Borama laga soo xidhay 26 Juun, iyagoo sita calanka Soomaaliya, ayuu Komishanku sheegay in aan wali maxkamad lagayn, isla markaana qolalka xabsigu cidhiidhi ku yihiin.
Hoos ka akhriso warbixinta koomishanka oo dhamaystiran:-