Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Jan 6 , 2021
Puntland oo la wareegtay masuuliyadda qof shacab ah oo ku geeriyooday rasaas ciidankeeda amnigu fureen
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Puntland ayaa la wareegtay masuuliyada khasaaraha ka dhashay rasaas ciidamadeeda amnigu ku fureen mudaharaad bishii hore ka dhacay magaalada Garowe, oo ay ku geeriyootay qof shacab ah oo dumar ah.
Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Gallan ayaa soo saaray qoraal uu ku caddaynayo in ay la wareegeen masuuliaydda geerida Nadiiro Feysal Shire Barre oo sababsatay rasaasta ciiddanka amniga.
Xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland ayaa bayaan uu shalay soo saaray wuxuu ku dalbatay in caddaalada la horkeeno dadkii ka dambeeyay dilka gabadhan dhalinyarada.
Wuxuu dhalleecayay in laga gaabiyay ka jawaab celinta khasaaraha dhimashada ee ka dhashay falka ciiddanku kaceen.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulmay
1/6/2021 1:42 PM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) -Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xafiiska ku qaabilay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhinaca kalana ah musharax u taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Janaraal Xuud oo Shir jaraa'id ku qabtay gudaha Baledweyne oo si kulul uga hadlay arrimo xasaasi ah
1/6/2021 11:01 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Waxaa maanta gudaha usoo galay magaalada Baledweyne hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa hubeysan ee Golaha Samata Bixinta Hiiraan Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud iyo ciidamadiisa.
Wariyihii weynaa ee BBC da Axmed Cabdinuur oo goor dhaw ku geeriyooday magaalada London
1/6/2021 10:21 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) -War goor dhaw soo gaaray Hiiraan Online ayaa sheegay in magaalada London uu cudurkan safmarka ah ee Covid 19 ugu geeriyooday wariyihii weynaa Axmed Cabdinuur..
Amiirka Qatar oo ka qeybgalay shir ka dhacay dalka Sacudiga
1/6/2021 6:04 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) -Amiirka Qatar Tamiim bin Xamad. ayaa muddo saddex iyo dheeraad ah kaddib markii ugu horreysay ka qeybgalay shir magaalada Al-cula ee dalka Sacuudiga ku yeesheen madaxda wadamada Khaliijka oo horey khilaafku ugu dhaxeeyay.
Madaxweynaha Uganda oo u yeertay qaar kamid ah ciidamo ka jooga Soomaaliya si ay u sugaan ammaanka doorashada kusoo wajahan dalkaas
1/6/2021 5:04 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in ciidamo heer sare ah la geeyay magaalada caasimada ah ee Kambala si ay meesha uga saaraan dambiyada ka hor doorashada madaxweynaha iyo tan baarlamaanka oo dhici doonta 14-ka Janaayo .
Raphael Warnock oo ku guuleystay kursigii Senatka ee Gobolka Georgia
1/6/2021 4:49 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Musharixii xisbiga Dimoqaadiga ee kursiga Sanadka ee gobolka Georgia ayaa waxaa ku guuleystay Raphael Warnock oo ah nin ka soo jeeda Ameerikaanka madow.
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga oo la kulmay milkiilaha shirkad Turkish ah oo shaqaalaheeda lagu weeraray Soomaaliya
1/6/2021 4:31 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa la kulmay milkiilaha shirkaddaTurkiga ee lagu bartilmaameedsaday weerar dhowaan ka dhacay Muqdisho, sida ayqortay wakaaladda wararka ee Anadolu.
War-murtiyeed laga soo saaray shirweynihii beelaha Hawiye ee Muqdisho ku soo dhamaaday
1/6/2021 3:43 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) -Magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhamaaday shir hal maalin socda oo ay ku yeesheen wax-garadka iyo odayaasha dhaqanka beelaha hawiye, kaastoo ugu danbeyntii laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 14 qoddob.
Qaraxyo xalay ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug
1/6/2021 1:05 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Wararka laga helayo deegaanka Bacaadweyn oo ka tirsan dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in xalay dadku maqleen labo qarax oo waaweyn.
Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Galmudug oo ka wada hadlay arrimaha doorashada
1/6/2021 12:44 AM EST
Arbaco, Janaayo, 06, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo kulan la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ay ka wada hadleen khilafka wali ka taaggan qabsoomida doorashada dalka.
Somali News
Jon Ossoff wins in Georgia, ensuring Democrats will control the Senate.
-
NY Times
1/6/2021 4:47 PM EST
Democrats captured control of the Senate on Wednesday with a pair of historic victories in Georgia’s runoff elections, assuring slim majorities in both chambers of Congress for President-elect Joseph R. Biden Jr. and delivering an emphatic, final rebuke to President Trump in his last days in office.
Trump supporters breach U.S. Capitol with lawmakers inside
-
AP
1/6/2021 3:33 PM EST
The U.S. Capitol locked down Wednesday after protesters breached barricades amid violent clashes between President Donald Trump's supporters and Capitol police.
Uganda Airlines to start direct flights to Hargeisa-state media
-
HOL
1/6/2021 3:17 AM EST
KAMPALA (HOL) - Uganda Airlines will soon be flying to Hargeisa in Somaliland adding to two its destinations to Somalia as the newly revamped airlines expands its passenger routes.
Democrat Raphael Warnock projected to flip Georgia Senate seat in race against Republican Kelly Loeffler
-
CNBC
1/6/2021 2:19 AM EST
Rev. Raphael Warnock is projected to win the Georgia U.S. Senate special election runoff, flipping a Republican seat and bringing Democrats one step closer to unified control of Congress and the White House, according to NBC News.
Georgia counts ballots as US Senate control hangs in balance
-
AP
1/6/2021 1:11 AM EST
ATLANTA (AP) — Georgia officials counted the final votes of the nation’s turbulent 2020 election season early Wednesday as polls closed in two critical races that will determine control of the U.S. Senate and, in turn, the fate of President-elect Joe Biden’s legislative agenda.
Turkey provides commando training to Somali soldiers
-
AA
1/6/2021 12:45 AM EST
Basic commando training given to 150 military personnel of Somali Armed Forces since Dec. 21, says Turkish Defense Ministry
‘Time to uproot systemic racism’: Case of Dolal Idd highlights disparities in fatal police shootings
-
Sahan Journal
1/6/2021 12:42 AM EST
Somali Americans live at the intersection of two criminalized identities, Black and Muslim, that often define their interactions with police.
Victoria city councillor Sharmarke Dubow apologizes for travelling to Somalia
-
Global News
1/6/2021 12:18 AM EST
Victoria city councillor Sharmarke Dubow is apologizing to Victoria residents for travelling outside of Canada during the holidays.