Sabti, Janaayo, 30, 2021 (HOL) - Weriye Maxamed Axmed Maxamed Bidhaanshe ayaa ciidanka booliska Laascaanood xidheen habeenimadii xalay.
newsinsideWeriyahan xadhigiisa ayaan weli si sax ah loo shaacin inkasta oo loo malaynayo waraysi uu la yeeshay hogaamiye jabhadeed oo ka soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee gobolka Sool.
Qaar ka mid ah suxufiyiinta oo saaka isku deyey in ay booqdaan ninkan oo leh bar warbaahineed oo lagu magcaabo Bidhaanshe ayaa waxay sheegeen in loo diidey.

Qaar ka mid ah odayaasha iyo iyo bahda warbaahinta ayaa wada sidii loo soo deyn lahaa weriyaha.
Seynab Cabdi Warsame
[email protected]
Laascaanood
Seynab Cabdi Warsame
[email protected]
Laascaanood