War laga soo saaray kulankii Ra'iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta

 

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) -  Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo midowga Musharixiinta.

Kulanka oo lagu lafa-guray arrimo dhowr ah ayaa lagu heshiiyay ugu danbeyntii dib loo dhigo dibadbax lagu waday in maalita Barri ah mucaaradku ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon, iyadoo dhinaca kalana Xukuumaddu sheegtay in ay ka xun tahay wixii dhacay 19kii bishan, islamarkaana loo saarayo guddi arintaa soo baara.

Waxaa kaloo ay dhinacyadu ku heshiiyeen in la sii anba-qaado kulamada xalka loogu raadinayo sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho wadar ogol ah oo dhinacyada oo dhan ku qanacsan yihiin.

 

 

 

 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]     










Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka furmay shir lagaga hadlayay sidii loo ilaalin lahaa Duurjoogta ku nool dhulka ballaaran ee u dhaxeeya degaanada Soomaalida iyo Oromada.

Khamiis, Feberaayo,25 2021 (HOL)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Sharciga Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda oo ay horgeysay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Khamiis, Febraayo, 25, 2021 (HOL)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo ka hadlay jidhdil kii ay booliska Somaliland u gaysteen wariye Hoodo Garays, ayaa sheegay in masuul kasta oo xil hayaaba uu wuxuu doono samaynayo.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Warar hor dhac ah oo ka soo baxay kulanka RW Maxamed Xusseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isfaham hor dhac ah laga gaaray wada hadallada labada dhinac

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw soo caga dhigatay diyaarad siday Meydka Allah u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa Ugaaska guud ee Beelweynta Xawaadle kaaso dhawan ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Madaxda xisbi siyaasadeedka Waddani ayaa soo gaadhey magaalada Laascaanood iyagoo gelbinayey musharax galaha wakiiladda ahna sidoo kale musharax Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Kulan gaar ah ayaa haatan magaalada Muqdisho uga furmay Midowga Musharrixiinta madaxweynaha, Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Proff. Cabdiweli Gaas ayaa soo dhoweeyay mudaharaadka musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ay ku baaqeen oo maalinta berri ah ka dhicidoona Muqdisho.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Qoraal ay u gudbiyeen midowga Musharixiinta beesha caalamka ayeey ku dalbadeen qoddobo dhowr ah oo ka dhan ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo doorashooyinka dalka

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) -Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday tuulo ka tirsan degmada Jamaame lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Khamiis, Feberaayo, 25, 2021 (HOL) - Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soconayay dadaalo la doonayo in lagu baajiyo dibadbaxa maalinta Jimcaha ay ku baaqeen midowga musharixiinta iyo sidii leysugu soo dhaweyn lahaa Xukuumadda iyo Midowga Musharixiinta.

Somali News

2/25/2021 4:10 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Ankara is dispatching its foreign minister on a shuttle diplomacy between Nairobi and Mogadishu next month in a bid to mediate the differences between the two neighbours as the maritime case at The Hague hits the homestretch.

2/25/2021 9:43 AM EST
Mogadishu (HOL) - Suspected US forces conducted an airstrike in Buurta Kuumba, a small farming community 12 kilometres Jamame in Somalia's Lower Juba, which lead to the death of at least five Al-Shabaab fighters.

2/25/2021 6:09 AM EST
MOGADISHU (HOL) - President Mohamed Farmaajo must hand over power to a Transitional Council, the opposition in Somalia has said, reiterating its earlier demands and added that the heads of police, military and intelligence step down.

2/25/2021 12:29 AM EST
When the coronavirus ripped through Lewiston last summer, Abdulkerim Said and other health workers went door to door to recruit members of the city’s immigrant community to get tested for the virus. Within a few hours, they had more than 100.

2/25/2021 12:19 AM EST
Suspect, dual citizen of Germany, Italy, learned to have operated in Kenya, security source says

2/25/2021 12:12 AM EST
EDMONTON -- The Edmonton Police Service is investigating after a young Black Somali woman wearing a hijab was threatened by a man at the Century Park LRT Station on Feb. 17.

2/25/2021 12:07 AM EST
JEDDAH: Saleh Hamad Al-Suhaibani, Saudi Arabia’s permanent representative to the Organization of Islamic Cooperation (OIC), met with his Somali counterpart Dr. Abdur Razzaq Sead Abdi on Wednesday.
Click here