Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 29, 2021
Wafdi uu hoggaaminayo Cumar Cabdirashiid oo Boosaaso u aaday dhamaynta khilaafka Puntland iyo PSF
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland abwaan Cabdirashiid ayaa u safray Magaalada Boosaaso.
Wafdigaan ayaa magaalada Boosaaso u tagaya si ay qayb uga noqdaan dhamaystirka xal u helista Xiisaddii Colaadeed ee ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyey Agaasimaha Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan Diyaano.
Madaxweyne Deni ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu soo dhoweynayo xal kasta oo laga gaaro xiisada ka dhalatay arrinta PSF, wuxuuna sheegay in uusan raali ka ahaan doonin in mar dambe ay soo laabato colaadda Boosaaso.
Wafdiga ka baxay Garowe ayaa ku biiridoona dadaalada ay Isimada Puntland ka wadaan magaalada Bosaaso, waxayna sidoo kale kulamo la qaadan doonaan agaasimihii hore ee PSF.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Jeneraal Odawaa oo kaga digay ciiddanka xoogga dalka in ay ku dhex milmaan siyaasada
12/29/2021 4:26 PM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka milatariga Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ciiddamada xoogga dalka uga digay in ay ku dhex milmaan khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira madaxda dalka.
Dowladda Soomaaliya iyo midowga Afrika oo heshiis ka gaaray hannaanka loo marayo dib u habaynta AMISOM
12/29/2021 4:07 PM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.
Qoyska Mukhtaar Roobow oo beeniyay warbixin NISA ay kasoo saartay xaaladda Roobow
12/29/2021 7:31 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Qoyska Sheikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa beeniyay war kasoo baxay hay’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA, oo lagu sheegay in Mukhtaar Roobow uu ku sugan yahay xaalad wanaagsan caafimaad ahaan, ayna qoyskiisa kusoo booqdaan halka uu ku xiran yahay.
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay banaanbax looga soo horjeeday Farmaajo oo ciidanka Booliiska is hortaageen
12/29/2021 7:00 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ka hadlay banaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo looga soo horjeeday madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ciidamada Booliiska Soomaaliya is hortaageen.
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay wasiiro cusub
12/29/2021 5:19 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo arbaco ah magacaabay Wasiirro, Wasiirru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeeno ka tirsanaan doona xukuumaddiisa.
Dowladda Sweden oo madaxda Soomaalida ugu baaqday inay is-xakameeyaan oo ay xiisadaha ku dhameeyaan wada hadal
12/29/2021 5:05 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Dowladda Sweden ayaa ugu baaqday madaxda Soomaalida inay is-xakameeyaan oo ay xiisadaha arrimaha doorashada ku dhameeyaan wada hadal iyo isu-tanaasul.
Uhuru Kenyatta iyo xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka oo wada hadal ka yeeshay arrimaha Itoobiya, Soomaaliya
12/29/2021 12:54 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony J. Blinken, ayaa wada-hadallo nabadeed ka yeeshay Itoobiya iyo Soomaaliya.
Taliska NISA oo kasoo jawaab celiyay warbixintii la xariirtay xaalada Mukhtaar Roobow
12/29/2021 12:37 AM EST
Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Taliska ku meel gaarka ee hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa kasoo jawaab celiyay, warbixin la xariirtay xariga iyo xaalada Mukhtaar Roobow oo dhameystiran oo Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay.
Somali News
CPC demand Farmajo step down as President
-
HOL
12/29/2021 9:40 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Council of Presidential Candidates issued a statement on Tuesday condemning the “attempted coup d'etat” by President Farmajo following his decree to suspend PM Roble over corruption allegations.
Ex-Al-Shabaab deputy Mukhtar Robow receives $7,000 monthly stipend-Somali government
-
HOL
12/29/2021 8:12 AM EST
MOGADISHU (HOL)- Former Al-Shabaab deputy leader Mukhtar Robow receives a $7,000 monthly stipend and is currently pursuing a masters degree, the National Intelligence and Security Agency (NISA) has said contracting reports of ill-health.
‘And I love you more than my life’: how Nimco Happy took Somali groove global
-
Gal-dem
12/29/2021 12:20 AM EST
As Spotifys become wrapped and a new year approaches us, 2021 was a wildcard for music. Interestingly in this year’s sonic landscape, the best hits came from the most unpredictable corners of the internet. One song in particular had the entire world in its loving grasp.
Somalia’s allies alarmed as political crisis deepens
-
Gulf Times
12/29/2021 12:11 AM EST
Somalia’s allies expressed alarm over the intensifying row between the country’s president and prime minister as heavily armed factions patrolled parts of Mogadishu yesterday, raising fears that the political crisis could erupt into violence.
Simpson, Egal and Guzmán sworn in as new members of SeaTac City Council
-
Seatac Blog
12/29/2021 12:07 AM EST
Last week on Dec. 22, 2021, newly-elected SeaTac City Councilmembers Iris Guzmán, Mohammed Egal and Jake Simpson were sworn in at City Hall by City Clerk Kristina Gregg.