Faahfaahino kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Galgaduud
 

Jimco, December, 10, 2021 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Kaxandhaale oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid waqti kooban socday islamarkaana geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada Maleeshiyo Beeleed, kuwaas oo isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Ilaa 4 ruux oo isugu jira labada Maleeshiyi beeleed ee dirirtu dhexmartay ayaa la sheegay iney ku dhinteen dagaalka dhacay, waxaana sidoo kale lasoo warinayaa dhaawacyo gaaraya ilaa 10 ruux, kuwaas oo la kala geeyay xarumo caafimaad oo ku kala yaala degmooyinka Guriceel iyo Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkan ka dhex qarxay markale labadaan Maleeshiyo beeleed ayaa ah mid salka ku haayo arimo la xariira dilal iyo aanoyin qabiil oo haray u dhexmaray labada dhinac.

Wararkii ugu dambeeyay ee saaka ka imaanaya deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegaya in halkaasi wali laga dareemayo xiisad dagaal, maadama labada ciidan ee Maleeshiyaadka ay wali is horfadhiyaan islamarkaana gurmadyo kala gaareen labada dhinac, waxaana laga cabsi qabaa inuu markale bilaawdo dagaal u dhaxeeya labada Beelood oo haray dhowr jeer oo hore ugu dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]





Jimco, December, 10, 2021 (HOL) - Saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntland oo howgalo ay ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka buuraleyda ah ayaa waxay sheegeen iney burburiyeen Saldhigyo Al-shabaab ay ku lahayeen dhulka buuraleyda ah, islamarkaana ay kuso qaqabteen waxyaabaha qarxo oo ay diyaarinayeen Shabaab.

Jimco, December, 10, 2021 (HOL) - Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa dil bareer ah waxa uu u geystay Hooyo haysatay sagaal caruur ah oo agoon ah, xaafada xoosh degmada Dharkiinleey ee gobolka Banaadir.

Jimco, December, 10, 2021 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa muuqbaahiyaha Universal digniin siiyay, kadib markii uu TV-gu qabtay dood lagaga hadlayay arimaha qoyska oo buuq dhalisay.

Jimco, December, 10, 2021 (HOL) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlaayay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in Musharaxiinta aysan diidaneen doorasho ka dhacda dalka, balse ay diidan yihiin boobka lagu haayo doorashada.

Somali News

12/10/2021 1:45 PM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia’s National Army has received reconnaissance drones from Turkey this week, according to a well-placed military source.

12/10/2021 10:37 AM EST
Fahiya Madey Mohamed fled her small farm in Burhakaba in southern Somalia’s Bay region after five of her eight goats died in the drought, the crops she had planted shrivelled, and they were unable to access water or food.

12/10/2021 10:30 AM EST
The two starving cheetah cubs squeak and tug at their string leashes in the white dust of Somaliland as a government vet pushes needles through the fluffy fur to drip-feed them liquid and nutrients.

12/10/2021 8:56 AM EST
The Somalia Electricity Recovery Project is set to increase access to cleaner, lower cost electricity for 1.1 million households, or approximately 7 million people, of which 3.5 million are women. The project also aims to reestablish a stable electricity supply and support regional integration.

12/10/2021 8:45 AM EST
The United Nations Peace building Fund has approved $3 million for a pilot project that will provide peace building and vocational skills to Somali refugees volunteering to return from Kenya to Somalia, where they will then be helped to settle down and contribute to a community dialogue and reintegration process, UN Peace building announced Tuesday.

12/10/2021 8:33 AM EST
On September 3, 1952, a Somali man named Mahmood Mattan was hanged in Cardiff, Wales, for the murder of a Jewish shop owner named Lily Volpert. In 1998, 46 years after Mattan’s execution, following years of campaigning by his widow, Laura, a judicial review found the case against Mattan to be “fatally flawed.” These are the true facts of the case.

12/10/2021 6:24 AM EST
Three hundred fifty million children and youth are now educated in non-state schools worldwide. However, UNESCO’s new Global Education Monitoring (GEM) Report shows that many countries lack adequate regulations on private education or the capacity to enforce them, undermining quality and widening the educational divide between rich and poor.

12/10/2021 1:17 AM EST
Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble, once considered a fair leader by the opposition, is now on the receiving end of the wrath of opposition and other political leaders.

12/10/2021 12:59 AM EST
Federal Government of Somalia concluded the inaugural Somalia Transition Plan Strategic Steering Committee (SCC) in Mogadishu.

12/10/2021 12:45 AM EST
A three-day conference to discuss planning and advancement in technology and innovation concluded on Thursday in Mogadishu, Somalia’s capital.
Click here