Talaado, Agoosto, 3, 2021 (HOL) - Guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa soo dhaweeyay natiijada doorashooadii Aqalka Sare BFS ee ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
newsinsideGuddiga ayaa bogaadiyay shaqada dhamaan dhinacyadii gacanta ka geystay qabsoomida doorashada Shan ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee Shalay ka dhacday magaalada Baydhabo taasoo ay kusoo baxeen Senatarada hoos ku xusan.
1. Zamzam Ibraahim Cali, 2. Ayaan Aadan Cabdulahi, 3. Aadan Cabdinasir Maxamed, 4. Maxamuud Maxamed Cabdinuur, 5. Dr Xuseen Maxamed Daahir
Hoos ka akhriso War saxafadeedka kasoo baxay guddiga doorashooyinka heer Fedaraal:-

Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]