Arbaco, Agoosto, 18, 2021 (HOL) - Xeer ilaaliyaha guud ee Dawladda Degaanka Soomaalida Cabdiwali Jaamac Ibraahim ayaa mar uu Warbaahinta la hadlayay sheegay inay jiraan dad taageero kala duwan u muujiya kooxda TPLF.
newsinsideHaddaba Xeer ilaaliyuhu wuxuu digniin u diray dadkaas wali taageerada u muujinaya TPLF, oo uu sheegay inay siyaabo kala duwan ugu muujiyaan, wuxuuna sheegay in ciddii ka waantoobi wayda arrintaasi uu qabanayo sharciga argagaxisada uga yaala dalka, maadaama TPLF dalka looga aqoonsaday Argagaxiso.
Dawladda ayaa maalmahan usoo jeedsatay inay katalaabo qaado dad ay ku tilmaantay inay taageero iyo xiriir la leeyihiin kooxda TPLF oo dagaal kula jirta dawladda, isla markaana amniga dalka iyo degaankaba khatar ku ah.
Abdilahi Jawhar, Hiiraan Online
[email protected]