Talaado, Agoosto, 10, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharraxiinta aqalka sare oo ka kooban 11 kursi oo ay Puntland ku leedahay barlamaanka aqalka sare.
newsinsideMadaxweyne Deni ayaa liiska kusoo daray shan kamid ah golihiisa wasiiraddiisa iyo guddoomiyaha gobolka Bari, wuxuuna meesha ka saaray badi sanataradii hore sida Cumar Cabdirashiid iyo Cabdirisaaq Juurile.
Halkaan hoose ka akhriso liiska:-

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online