Madaxweynaha Somaliland oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool

 

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool, hay’adaha amnigana faray in ay gacan ku qabtaan dadka nabada burinaya.

newsinsideWarsaxafadeed kasoo baxday madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu baaq nabadeed u dirayo beelaha walalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deeganka ceelka Dhabar-dalool ee gobolka Sool.

Warsaxafadeeda ayaa u dhignayd sidan:-


Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]