Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Apr 13, 2021
Madaxweynaha Somaliland oo maxaabiis cafis u fidiyay fadliga bisha Radamadan awgeed
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay 484 maxbuus oo ah kuwa danbiyada fudud galay, oo ku xidhan xabsiyada Somaliland.
Warsaxafadeed kasoo baxday xafiiska afhayeenka madaxweynaha Somaliland, ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu go’aansaday in uu cafiyo maxabiista danbiyada fudud ku xukuman oo dhan 484 bisha Ramadan awgeed.
Warsaxafadeedka ayaa lagu yidhi “cafiskani samayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raadka ciqaabeed ee ka dhalanaya sida ku xusan qodobka 92 ee xeerka ciqaabta guud”.
Waxa cafiskan fulinaya sida warsaxafadeedka lagu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha guud Somaliland.
Cafisyada noocan ah ayuu madaxweynaha Somaliland sameeya sanadwalba marka la gaadho curashada bisha barakaysan ee Ramadan.
Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan Online
[email protected]
Mudaharaad lagaga soo horjeedo xadhiga Gen: Doollaal oo afurkii kadib Burco kabilaabmay
4/13/2021 2:46 PM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Dadweyne ka cadhaysan xadhiga Jaamac Maxamuud Adan Gen: Dollaal ayaa salaadii Makhrib kadib iskugu soo baxay wadooyinka magaalada Bucro.
Midowga Yurub oo si adag uga horyimid go'aankii barlamaanka Soomaaliya uu muddada ugu kordhiyay dowladda
4/13/2021 12:33 PM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Midowga Yurub ayaa sheegay go'aankii uu shalay barlamaanka Soomaaliya waqtiga labada sano ah ugu kordhiyay madaxweynaha iyo dowladda inuu wiiqayo dadaalada dheer oo ay taageereen midowga Yurub iyo beesha caalamka, si dib loogu dhiso Soomaaliya.
Xisbiga muxaafid ka ah ee Kulmiye oo ka hadlay mawqif kiisa ku adan xeerka furista ururada siyaasada
4/13/2021 12:23 PM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ay jiran waxyaabo ay ku diidanyihiin xeerka furista ururada siyaasada.
Laascanood : Dadaal lagu doonayo in lagu soo iibiyo mishiinka Ogsajinta dhaliya ayaa u muuqda midha dhal
4/13/2021 11:12 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Ku dhowaad boqol ruux ayaa ilaa haatan ku yaboohay inay bixinayaan lacag haadhaysa 120000 oo doolar iyo daqaale kale oo raacaya, kadib markii caabuqa COVID-19 uu saamayn xoogleh ku ueeshay degaanada Sool iyo kuwa u dhowba.
Puntland oo soo bandhigtay ciidamo iyo saraakiil ay sheegtay in ay kasoo goosteen dowladda federalka Soomaaliya
4/13/2021 9:00 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay ciidamo iyo saraakiil kasoo goostay dowladda federalka gaar ahaan ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee sida gaarka ah u tababaran.
Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ka dhoofay
4/13/2021 8:46 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) -Waxaa goor dhaw ka dhoofay magaalada Muqdisho madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam oo toddobadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho.
James Swan: Hoggaamiyayaasha Soomaalidu waa in bisha Ramadaan uga faaidaystaan dib u heshiisiin iyo midnimo
4/13/2021 5:40 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa hambalyo diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed maadaama ay bilaabatay Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ciidamada Dowladda oo Howlgal ku dilay 25 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab
4/13/2021 1:41 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Kaddib howlgal ay fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Danab ayaa lagu sheegay in lagu dilay 24 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab deegaan lagu magacaabo Gambole oo 48km u jira degmada Jowhar.
Midowga musharixiinta '' Waxaan si adag uga soo horjeednaa muddo korarsiga aan sharciga aheyn
4/13/2021 1:27 AM EST
Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Qoraal ka soo baxay midowga Musharixiinta ayaa lagu qaadacay muddo korarsigii labada Sano ee Golaha Shacabku u sameeyay maalintii shalay dowladda hadda jirta, iyaga oo ku tilmaamay labo sano oo loo diyaargaroobayo doorasho qof iyo cod ah.
Somali News
Somaliland President launches Ministry Of Education projects
-
HOL
4/13/2021 6:55 PM EST
Hargeisa (HOL) - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has inaugurated 106 buildings for the Somaliland Ministry of Education on Sunday, including the 'Aqoon-jirre' program and the Somaliland education channel.
Puntland, Jubaland leaders leave Mogadishu
-
HOL
4/13/2021 5:53 PM EST
Mogadishu (HOL) - The leaders of two regional states who have been at loggerheads with the federal government over how to settle the electoral crisis have officially departed Mogadishu on Tuesday.
Vaccine brings hope as Ramadan begins
-
MPR
4/13/2021 5:03 PM EST
The Islamic Center of St. Cloud looks vastly different now than it did a year ago.
Immigrant spaza shop owners driven out of Atlantis
-
Daily Maverick
4/13/2021 4:52 PM EST
In the presence of police, local business owners gave Somali spaza shop owners in Witsand township in Atlantis, Cape Town, three hours to pack up and leave. Witnesses say the business owners were cheered on by about 200 residents. This happened on 31 March and since then the shops have remained shut.
Two years missing: Cuban doctors kidnapped in Kenya
-
On Cuba
4/13/2021 4:40 PM EST
Two years today since the kidnapping in Kenya of the surgeon Landy Rodríguez Hernández and the specialist in general medicine Assel Herrera Correa and their subsequent transfer to Somalia by members of the Somali jihadist group Al-Shabaab and there are still details of the circumstance in which they are or signs regarding their future.
Somali opposition faults president's term extension
-
Xinhua
4/13/2021 4:31 PM EST
MOGADISHU, April 13 (Xinhua) -- Somali opposition presidential candidates on Tuesday faulted the Parliament's move to extend President Mohamed Farmajo's term in office for two years, terming it unconstitutional.
Rape cases rise in Galkayo
-
Radio Ergo
4/13/2021 4:25 PM EST
(ERGO) – Galmudug ministry of women and human rights has been conducting awareness campaigns about rape and sexual violence in response to a rise in attacks on women and girls in the central Somali town of Galkayo.
Kenya opens new small arms factory
-
DefenceWeb
4/13/2021 4:22 PM EST
Kenyan President Uhuru Kenyatta has opened a new $37 million small arms factory as the country seeks to improve self-reliance on defence and security equipment.
Swedish citizen jailed for trafficking Somali into Ireland
-
Irish Examiner
4/13/2021 4:19 PM EST
Lawyers for Farhan Abdirizak, aged 40, a Somalian native with Swedish citizenship, told Dublin Circuit Criminal Court their client was trying to help his “nephew” get into Ireland from war-torn Somalia.
African experts urge local COVID-19 vaccine manufacturing
-
VOA
4/13/2021 4:16 PM EST
Africa is lagging in vaccinating its people against the COVID-19 disease, and continental heads of state and international health officials say vaccine manufacturing must come to Africa in earnest to combat both the illness and future health emergencies.
US lawmakers urge sanctions, review of relations with Somalia over term extension vote
-
HOL
4/13/2021 1:00 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Two US lawmakers have called for sanctions and review of support to Somalia following a unilateral move Monday by the country’s parliament to extend the term of the president for two years.
EU warns Somalia risks instability and division following Farmaajo’s term extension
-
HOL
4/13/2021 12:31 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The European Union, a key supporter of Somalia’s reconstruction process has warned that the move by the Lower House to extend the term of the president was a threat to the country’s stability and could cause divisions in the country.
Closing Camps Won’t Solve Kenya’s Refugee Problem
-
HRW
4/13/2021 4:28 AM EST
The Kenyan government has again issued an ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) to provide a plan and timeline for closing the Dadaab and Kakuma refugee camps. Though the government has issued these demands before, its new ultimatum has caused anxiety for more than 400,000 Somali, South Sudanese, Congolese, and other refugees, many of whom have never known life outside these camps.
Ramadan during COVID-19: How Canadian Muslims are practising amid pandemic
-
Global News
4/13/2021 1:24 AM EST
Muhtaz Mansurey, a physician in Victoria B.C., watches old videos of his family in Libya eating together and gathering for the month of Ramadan.
Min Omar resigns from new cabinet portfolio
-
HOL
4/13/2021 1:12 AM EST
Mogadishu (HOL) - Mohamed Abdullahi Salat Omaar, a cabinet minister recently appointed to the lead Ministry of Labour and Social Affairs, has resigned from his position on Monday, citing personal reasons.
UN: 34 migrants drown off Djibouti after boat capsizes
-
AP
4/13/2021 12:54 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — Thirty-four migrants have died after their boat capsized off the Horn of Africa nation of Djibouti, the International Organization for Migrants said Monday.
Pentagon Chief Orders Review of Deadly 2020 Attack in Kenya
-
AP
4/13/2021 12:51 AM EST
BERLIN (AP) — Defense Secretary Lloyd Austin on Monday ordered an Army review of an investigation into a January 2020 militant assault on the Manda Bay military base in Kenya that killed three Americans and wounded three others.
Somali army operation kills 25 al-Shabab militants
-
xinhua
4/13/2021 12:46 AM EST
MOGADISHU, April 12 (Xinhua) -- The Somali National Army (SNA) said Monday its elite forces (Danab) killed 25 al-Shabab militants and injured several others during an operation at Gambole about 48 km to Jowhar town, the administrative capital of Hirshabelle State.
Drought-hit pastoralists from Somali Region join IDP camp in Beletweyne
-
Radio Ergo
4/13/2021 12:40 AM EST
(ERGO) – Nasteho Shafi Herow and her family of 10 reached Qaharre camp on the outskirts of Beletweyne on 13 March after spending three days on the road, travelling from Somali Region of neighbouring Ethiopia.
Somaliland and Taiwan: Two territories with few friends but each other
-
BBC
4/13/2021 12:22 AM EST
Both Taiwan and Somaliland are basically fully functioning territories which proudly declare their independence but neither is recognised internationally and now, as Mary Harper reports, they are moving closer together.
How climate insecurity could trigger more conflict in Somalia
-
The Conversation
4/13/2021 12:15 AM EST
Climate change effects such as droughts, flash floods, erratic rainfall, disruption to the monsoon seasons, strong winds, cyclones, sandstorms, dust storms and increased temperature are being experienced across Somalia. These effects are affecting livelihoods, and contributing to local grievances and community tensions.