4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 23, 2020
Maareynta Walaaca Inta lagu jiro COVID-19



Fiidiyowgaan ayaa sharxi doona sida ugu habboon ee loo maareeyo walbahaarkaaga iyo welwelkaaga inta lagu jiro COVID-19.

Haddii aad u baahan tahay taageero caafimaadka dhimirka hadda ah:

SAMHSA Disaster Distress Helpline: 1-800-985-5990
National Suicide Prevention Lifeline: 1-800-273-8255