Liiska Barlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

 

Talaado, October, 27, 2020 (HOL) - Liiska xildhibaanada Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa goor dhowayd looga dhawaaqay magaalada Jowhar, halkaas oo waayahaan dambe ay ka socotay soo xulistooda.

newsinsideBarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo ka kooban 90 xildhibaan, ayaa waxaa ku jiray xubno badan oo kamid ahaa barlamaankii hore, Waxaa sidoo kale kamid ah wariyaal iyo dadkaloo caan ah.

Halkaan hoose ka akhriso liiska barlamaanka.

 

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]