4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 27, 2020
NISA: Booliiska dekeda Muqdisho ayaa masuul ka ah in Al-shabaab dekeda kalasoo degaan walxaha qarxyada loo adeegsado
 

Talaado, October, 27, 2020 (HOL) - Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa ku eedeeysay,  Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-shabaab Walxaha qarxo kala soo dagaan dekada iyo Canshuurta ay ka helaan dekeda.

Hay'adda NISA waxay sheegtay inay go'aansatay in baaritaan lagu sameeyo dhamaan konteenarada kasoo dagaya dekeda, si looga hubiyo in lagu soo qariyay aaladaha qaraxyada.


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]