Arbaco, October 21, 2020 (HOL) - Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyay howlagalo ciidamada Militariga Soomaaliya ka sameyeen deegaano ka tirsan degmada Diinsoor ee gobolka Baay.
newsinsideGeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka howlgalo ay ka sameyeen meel u jirta degmada Diinsoor ilaa 11 KM ay ciidamada ku dileen ilaa 19 dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab laba ka mid ahna ay nolosha kuhayaan sida uu Warbaahinta ciidamada Qalabka sida uu u sheegay Generaal Odawaa Yuusuf Raage.
Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa intaasi ku daray in ciidamada dowladda ay u suurta gashay iney burburiyaan fariisamahii Al-shabaab ku lahayeen nawaaxiga degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]