Jimco, November, 27, 2020 (HOL) - Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa warbixin horudhac ah kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo qof naftii hallige ah uu ka geystay maqaayad lagu caweeyo oo kuyaala wadada garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
newsinsideWasaaraddu waxay sheegtay in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen qaraxaas halka sideed kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana ay ku eedeysay kooxda Al-shabaab.
Wasaaraddu tafaasiil kama bixin sida uu falkaan u dhacay iyo goobta laga geystay.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]