4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Nov 21, 2020
Guddoomiye Cabdi Xaanshi oo magacaabay guddiga doorashada gobollada Waqooyi

 

Sabti, November, 21, 2020 (HOL) - Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhankiisa soo magacaabay Siddeed xubnood oo ah guddiga doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi [ Soomaliland]

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa hore Madaxweyne Farmaajo ugu eedeeyay in uu doonaayo in uu afduubto doorashada xildhibaanada ka soo jeedda gobolada Waqooyi, kaddib markii sida uu hadalka u dhigay dhagaha laga fureystay magacyada guddiyo dhowr ah oo uu u gudbiyay xukuumadda.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Cabdi Xaanshi Cabdullaahi :

 

 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]