Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Jun 9 , 2020
Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka oo ku shiraya magaalada Muqdisho
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Waxaa maanta uu kulan uga soconayaa xarunta Villa Hargeysa gudiga joogtada ah ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka ah ee Soomaaliya, waxayna diyaarinayaan ajedayaasha looga hadli doono kalfadhigii 7-aad ee Golaha shacabka oo 6-dii bishaan uu furay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.
Waxaa lagu wadaa in si wanaagsan ay uga baaraan degaan arrimahaas, iyadoo 27-da –bishaan Jun lagu wado in baarlamanka ay hortagaan Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya .
Kalfadhigan dhowaan furmay ee 7-aad ayaa waxa uu yahay kii ugu dembeeyay ee xildhibaannada ay shaqeeyaan , iyadoo muddo xileedkooda iminka uu gabagabo kusii socdo.
Dowladda Soomaaliya ayaa isku diyaarineyso doorashooyinkii Baarlamanka iyo tan madaxweynaha, walow madaxweyne Farmaajo iyo gudigga doorashadaba ay ku adkeysanayaan in la qabto doorasho qof iyo cod ah.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya oo ku baaqay wada tashi degdeg ah in laga yeesho doorashada Soomaaliya
6/9/2020 11:52 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in 25 june dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah iskugu yimaada wada tashi degdeg ah oo looga arinsanayo doorashooyinka qaran ee soo socoda.
Madaxweynihii dalka Burundi oo geeriyooday
6/9/2020 11:05 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - War kasoo kasoo baxay dowladda Burundi ayaa lagu xaqiijiyay geerida Madaxweynahii waddankaasi Pierre Nkurunziza oo maalmihii lasoo dhaafay ku jiray Cisbitaal.
Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland oo soo gaadhey magaalada Laascaanood
6/9/2020 10:57 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Wefti uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Yaasiin Maxmuud Xiir Faratoon ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey gobolka Sool siiba magaalada Laascaanood.
Wasiirka amniga Galmudug oo sheegay Al-shabaab in ay ku amreen odayaasha Mudug in ay ka hor yimaadaan hub ka dhigista ka socota Gaalkacyo
6/9/2020 6:58 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay jiraan qaar kamid ah odayaasha gobolka Mudug in looga yeeray degaanada kooxda Al-shabaab ay ka taliso ee kuyaala koonfurta gobolka Mudug.
Ciidamo Boolis ah oo la dhigay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Jazeera
6/9/2020 5:25 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa booliska dowladda Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay waddada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanka Jazeera ee Gobolka Shabeellada hoose ee Koofur galbeed Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay colaadda beelaha ee ka taagan xadka Gobolkiisa uu la wadaago Galgaduud
6/9/2020 5:16 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Cali Jeyte Cismaan oo ah guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ku sugan magaalada Beledweyne oo wareysi siiyay Idaacadda Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay colaadda u dhexeysa maleeshiyada laba beel oo walaalo ah oo ku dagaallamay xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Wasiir Cawad “Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya wuu wanaagsanyahay, laakiin kan aan la leennahay Imaaraadka hoos ayuu u dhacay“
6/9/2020 4:59 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka ku leedahay arrimaha Gobolka, mandiqadda Carabta, qaaradda Afrika iyo Caalamkaba .
Axmed Macallin Fiqi oo Al-shabaab ku eedeeyay in ay ka dembeeyaan colaadaha beelaha ee ka dhaca Mudug
6/9/2020 3:55 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - Puntland iyo Galmudug ayaa waxay faah-faahin ka bixiyeen howlgallo la xiriira ammaanka oo ay iska kaashadeen maamulladaasi oo garab ka helaya Ciidamada Militiriga ah ee dowladda dhexe oo ay ka mid yihiin kumaandooska Danab.
Koofur galbeed oo beenisay in wararka sheegaya in ay diiday in dowladda dhexe ay kala hadasho arrimaha doorashooyinka
6/9/2020 3:38 AM EST
Talaado, Juun 09, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka Koofur galbeed ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu beeniyay wararka sheegayay in maamulkaasi uu ka biya diiday ka qeyb-galka ku aaddan wada –xaajoodka dowladda dhexe iyo dowladda goboleedyada arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya.
Somali News
Somalia confirms 48 new COVID-19 cases as tally hits 2,416
-
Xinhua
6/9/2020 5:17 PM EST
MOGADISHU (Xinhua) -- Somali Health Ministry on Tuesday confirmed 48 new COVID-19 cases, bringing the total number of infections to 2,416
AMISOM admits civilians casualties in Janaale clash with Al-Shabaab
-
HOL
6/9/2020 2:59 PM EST
MOGADISHU (HOL) - The AU Mission in Somalia (AMISOM) has admitted its clash with the militant group Al-Shabaab in Lower Shabelle Tuesday resulted in civilian casualties.
Outgoing Burundian president Pierre Nkurunziza dies
-
Reuters
6/9/2020 1:09 PM EST
NAIROBI (Reuters) - President Pierre Nkurunziza, who ruled the impoverished and unstable central African nation of Burundi for 15 years, has died, the government announced on Tuesday.
Jubilee MPs dilemma over Duale's removal
-
The Star
6/9/2020 7:06 AM EST
The majority of Jubilee MPs are on the horns of a dilemma over a fresh push to kick out National Assembly Majority leader Aden Duale.
Claims of opposition to FGS-FMS meeting ‘false and misleading’-Lafta Gareen
-
HOL
6/9/2020 5:18 AM EST
BAYDHABO (HOL) - South West State President Abdiaziz Lafta Gareen has dismissed claims that his administration was opposed to meetings between the Federal Government and regional units.
Council member Nadia Mohamed calls for St. Louis Park to hone in on equity
-
Sun Sailor
6/9/2020 4:47 AM EST
As the Minneapolis metropolitan area and the nation grapple with the death of St. Louis Park resident George Floyd, St. Louis Park Councilmember Nadia Mohamed reflected on her own emotional reaction.
Groupe RTD showcase intercontinental flows on 'The Dancing Devils of Djibouti'
-
PopMatters
6/9/2020 4:15 AM EST
In comparison to its neighbors on the Horn of Africa -- Ethiopia, Eritrea, and Somalia -- or those on the nearby Arabian Peninsula, the Republic of Djibouti is small. With under a million people spread out over 9,000 square miles, it is perhaps best known by outsiders for the foreign military bases strategically located at its eponymous capital city, a port located just where the Gulf of Aden meets the Red Sea.
UK anti-racism activists call for new investigation into death of Somali schoolgirl
-
MEE
6/9/2020 3:50 AM EST
Anti-racism activists in the UK are demanding police further investigate the death of Somali schoolgirl Shukri Abdi, whose case was deemed a "tragic incident" last year despite allegations of racist bullying by her schoolmates.
Mayo researcher named Bush Fellow
-
Post Bulletin
6/9/2020 3:46 AM EST
Dr. Essa Mohamed is a Mayo Clinic researcher with an ambitious goal:. To create nothing less than a more equitable health care system for women and racial and ethnic minorities.
'Why Minneapolis?': How deep surveillance of black Muslims paved the way for George Floyd’s murder
-
The Progressive
6/9/2020 3:41 AM EST
Following the Memorial Day police murder of George Floyd, Minneapolis protesters reclaimed—and burned—the third police precinct, commandeered a hotel for the homeless, and pushed city council to consider disbanding the police department. The uprising inspired protests across the globe but many are still asking, “Why Minneapolis?”
A family was set to be reunited after nearly four years apart. Then coronavirus struck.
-
CNN
6/9/2020 3:33 AM EST
(CNN)More than three years ago, Deman Aman Abshir, a Somali national, faced an impossible choice: leave behind her newborn daughter to come to the United States or watch as her husband's health worsened.
Court orders dismissal of Trump Muslim travel ban challenges
-
AP
6/9/2020 3:24 AM EST
RICHMOND (AP) A federal appeals court has ordered a lower court to toss out legal challenges to President Donald Trump’s 3-year-old ban on travelers from predominantly Muslim countries, finding that a judge misinterpreted a Supreme Court ruling that found the ban has a “legitimate grounding in national security concerns.”
CERB fraudsters could face fines or jail time, draft bill shows
-
CTV News
6/9/2020 1:51 AM EST
and fines, for Canadians who are found to be defrauding the Canada Emergency Response Benefit (CERB) program, according to a copy of a draft piece of legislation that has not been tabled in the House of Commons.
World leaders won’t gather at UN for first time in 75 years
-
AP
6/9/2020 1:05 AM EST
TANZANIA, Tanzania - The president of the U.N. General Assembly said Monday that world leaders will not be coming to New York for their annual gathering in late September for the first time in the 75-year history of the United Nations because of the COVID-19 pandemic.
Kibochi visits KDF troops in Somalia
-
The Standard
6/9/2020 12:56 AM EST
It was his 37th day as Chief of the Defence Forces when he met soldiers stationed in Afmadhow, Billis Qooqani, Tabda and Hoosingo
WHO says pandemic 'far from over' as daily cases hit record high
-
Reuters
6/9/2020 12:35 AM EST
GENEVA (Reuters) - New coronavirus cases had their biggest daily increase ever as the pandemic worsens globally and has yet to peak in central America, the World Health Organization (WHO) said on Monday, urging countries to press on with efforts to contains the virus.
Somalia confirms 34 new COVID-19 cases as tally hits 2,368
-
Xinhua
6/9/2020 12:26 AM EST
Somali Health Ministry on Monday confirmed 34 new COVID-19 cases, bringing the total number of infections to 2,368.