Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Jun 7 , 2020
Taliska ciiddanka booliiska Soomaaliya oo sheegay inay qabteen ismiidaamiye isku qarxin rabay banaanbixii Muqdisho
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Taliska Ciiddanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen nin isisoo miidaamiyay oo doonayay inuu isku qarxiyo iskusoo bax maanta ka dhacay Muqdisho oo lagu taageerayay madaxweynaha Soomaaliya.
Afhayeenka ciiddanka bilayska Soomaaliya, Dhamme Sadiiq Aadan Cali, ayaa warbaahinta u sheegay in ninkaan isagoo maleegayay in uu shacabka isku dhex qarxiyo ay ciidamada ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan isaga iyo qarixii ku xirnaa.
Afhayeenku wuxuu sidoo kale sheegay in ciidanka ka hortagga dambiyada ay isla maanta ay fashiliyeen miino la doonayay in gaarigiisa loogu xiro muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa isgoyska exkontarool Afgooye.
Wuxuuna sheegay in la qabtay ninkii miinada ku xiri lahaa gaariga oo uu dhaawac kasoo gaaray kadib markii ay ku qaraxday.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweyne Waare oo lacagihii ka yimid dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Jabuuti ku wareejiyay Guddigii ka hortagga fatahaadda Beledweyne
6/7/2020 3:15 PM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Beledweyne lagu qabtay munaasabad uu madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ku wareejinayay lacagtii ka timid dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.
Dibad-baxyo uu soo qabanqaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
6/7/2020 7:50 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax uusoo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Banaadir, waxaana uu ujeedkiisu ahaa mid lagu sheegay in lagu taageerayay hadalkii shalay ee madaxweyne Maxamed Cadullaahi Farmaajo ee ahaa in Gobolka Banaadir uu helo matalaad siyaasadeed.
Cumar Filish "Muqdisho ammaankeedii waa la xaqiijiyay kantarooladana waa laga rarayaa"
6/7/2020 7:21 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga qaadidoono jidgooyooyinka magaalada gudaheeda dhexyaala lana gayndoono meel magaalada ka baxsan.
Dagaal beeleed saakay ka dhacay Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud
6/7/2020 4:08 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Wararka ka imaanaya soohdinta Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallamayaan maleeshiyo beeleed xoola dhaqato ah oo isku haaysta dhulka iyo daaqa.
Faransiiska oo sheegay in ay dileen hoggaamiyahii Alqaacidda ee Waqooyiga Afrika Abdelmalek Droukdel
6/7/2020 4:02 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Ciidamada dalka Faransiiska ee ka howl-galaya dalka Mali ayaa waxay sheegeen in ay dileen hoggaamiyahii Alqaacidda ee waqooyiga Afrika Abdelmalek Droukdel, kadib markii ay tilmaameen in weerar qorsheysan oo si fiican looga baaraan-degay ay ku qaadeen goob uu ku sugnaa oo ku taalla jihada waqooyi ee dalkaasi.
Dowladda Maraykanka oo bayaan culus kasoo saartay dilkii shaqaalaha samafalka ee gobolka shabeelaha dhexe
6/7/2020 12:42 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladaha sii xumaanaya ee amniga shaqaalaha gargaarka samafalka ee jooga Soomaaliya.
Wasiirka amniga Galmudug oo sheegay in la fashiliyay iskuday lagu qaarajin lahaa
6/7/2020 12:37 AM EST
Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo qabtay shir jaraa’id ayaa sheegay in wasaaradda amniga Galmudug ay qabatay miino nuuca baabuurta lagu dhajiyo oo la qorsheynayay in gaarigiisa loogu xiro si loogu qarxiyo.
Somali News
Minneapolis council majority backs disbanding police force
-
AP
6/7/2020 8:20 PM EST
MINNEAPOLIS (AP) — A majority of the members of the Minneapolis City Council said Sunday they support disbanding the city’s police department, an aggressive stance that comes just as the state has launched a civil rights investigation after George Floyd’s death.
After three months incommunicado detention, journalist Mohamed Abuuja appears before a military court in Mogadishu
-
SJS
6/7/2020 1:57 PM EST
Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) have noticed for the first time in three months that Radio Hiigsi editor, Mohamed Abduwahaab Nuur (Abuuja) appeared before a military court in Mogadishu today on Sunday 07 June, 2020 and was transferred to the Mogadishu central prison.
Somalia records 45 more COVID-19 cases, 10 recoveries
-
HOL
6/7/2020 12:08 PM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia has confirmed 45 more COVID-19 cases bringing the national tally to 2,334, the Ministry of Health said Sunday.
Filish orders removal of checkpoints in Mogadishu
-
HOL
6/7/2020 11:42 AM EST
MOGADISHU (HOL) - All checkpoints within Mogadishu will henceforth be removed, city mayor Omar Filish has said in yet another pledge successive mayors have made with little success.
Galmudug forces kill Al-Shabaab IED operative in Galkayo
-
HOL
6/7/2020 8:11 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Al-Shabaab operative suspected to have been leading sleeping cell in Galkayo was killed on killed Saturday.
Greece: ‘We are ready for military confrontation with Turkey’
-
Middleeastmonitor
6/7/2020 12:51 AM EST
Greek Defence Minister Nikos Panagiotopoulos has confirmed that his country is ready for all eventualities, including military confrontation with Turkey if it continued to provoke Athens, news agencies reported on Friday.
Thomas Lane volunteered to help Somali youth and convicted of obstructing justice before he was hired
-
Heavy
6/7/2020 12:44 AM EST
Thomas Lane is one of the four former Minneapolis police officers that have been charged with aiding and abetting second-degree manslaughter for George Floyd’s death, which occurred in police custody.
Egypt announces initiative to end war in Libya
-
AP
6/7/2020 12:31 AM EST
Egypt’s president Saturday announced a unilateral initiative to end the civil war in neighboring Libya, a plan that was accepted by Khalifa Hifter, commander of the eastern forces that have suffered heavy losses in recent weeks.
Virtual clinic in Canada a reprieve for patients as COVID-19 confines many to homes
-
HOL
6/7/2020 12:27 AM EST
COVID-19 has transformed the world, making what seemed possible, impossible. These dramatic changes in our lifestyle have pushed society to come up with unique solutions in the wake of the pandemic.
Beco builds 8 MWp solar power plant in Mogadishu
-
Afrik21
6/7/2020 12:20 AM EST
Beco, the company that provides the public electricity service in the city of Mogadishu, has recently installed a photovoltaic solar power plant there. The objective is to reduce electricity costs in the Somali capital. The company plans to increase the capacity of the solar power plant to 100 MWp in the coming years. A photovoltaic solar power plant is now operational in Mogadishu, the capital of Somalia. The plant was recently commissioned by Beco, Somalia’s main electricity supplier. Originally, the aim of such a project was not so much to reduce the CO2 emissions of the many diesel-powered generators – a kind of collateral benefit – but to reduce the costs involved in importing fossil fuels for electricity production.
UN agencies launch response plan to help flood victims in Somalia
-
Xinhua
6/7/2020 12:18 AM EST
UN agencies on Friday officially released a flood response plan to help nearly one million people who have been affected by the flooding in Somalia.
Health Canada recalls six hand sanitizers containing industrial-grade ethanol
-
CTV
6/7/2020 12:15 AM EST
TORONTO -- Health Canada is recalling six types of hand sanitizers sold in Canadian stores that are made with industrial-grade ethanol.
Somaliland leader: Mogadishu is biggest challenge to our recognition
-
VOA
6/7/2020 12:11 AM EST
Somaliland President Muse Bihi Abdi says authorities in Mogadishu pose the biggest challenge for the autonomous region’s fight for recognition as an independent state, 29 years after the region broke away from Somalia after the overthrow of military ruler Siad Barre.