Hiiraan Online
6/5/2020
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Jun 5 , 2020
Puntland oo ciidamo geysay gobolka Sool iyadoo uga jawaabaysa Somaliland
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Puntland ayaa ciidamo geysay gobolka Sool kadib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaasi ay ka socdeen dhaqdhaqaaqyo ay sameynayeen ciidamada Somaliland ee ku sugan degmada Tukaraq ee gobolka Sool.
Warar aan helayno ayaa sheegaya in xiisadahaan ay ka dhasheen, iyadoo Somalland ay doonayso inay ka hortagto in gobolka Sool ay saameyn ku yeeshaan dhaqdhaqyada siyaasadeed ee ay wadaan ururada ku tartamaya nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.
Puntland waxay saldhig ciidan ka sameysatay oo ciiddamadaan geysay degmada Boocame ee gobolka Sool, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay xafiisyo siyaasadeed ay ka furanayeen ururada Puntland, waana arinta keentay inay Somaliland ka carooto.
Magaalada Bocame oo Garowe 60km uga beegan dhinaca galbeed ayaa ah magaalo ay wada sheegtaan Puntland iyo Somaliland. balse midnaba si caadi ah ugama shaqeeyo maamuladooda.
Bocame waxay aad ugu dhowdahay degmada Tukaraq, oo sanadkii 2018 lagala wareegay gacanta Puntland.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Qaramada Midoobay oo sheegtay in 29 qof ku dhinteen roobab culus iyo fatahaadaha wabiyada Soomaaliya
6/5/2020 3:11 PM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintey halka inka badan 1 milyan oo kale ay saameeyeen roobab culus iyo fatahaadaha wabiyada tan iyo markii roobabkii Gu'ga ee bilihii Abriil iyo May ka bilowdeen Soomaaliya sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Dibad baxyo lagu dalbanayo in lasii daayo duuliyaha xeran ee Jabuuti oo ka dhacay Cali Sabiix
6/5/2020 1:28 PM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Dad badan oo dibad-baxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Cali Sabiix ee Jamhuuriyadda Jabuuti, waxayna aad ugasoo horjeedeen hannaanka dowladda ay ula dhaqantahay duuliyaha maxbuuska Farxaan Yuusuf Cali oo ka tirsan ciidamada difaaca cirka, ahna sargaal laba xidigle ah.
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay dibad-baxyadii shalay ka dhacay Caasimadda ee lagu taageerayay duuliyaha maxbuuska ah
6/5/2020 11:03 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Muumin Axmed Shiikh oo la hadlay Golaha raadiyaha iyo television-ka Jabuuti ee RTD ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay aad ugasoo horjeeddo dibad-baxyo xooggan oo shalay ka dhacay caasimadda dalkaas oo looga soo horjeeday hab-dhaqanka lagula kacay askari duuliye laba xidigle ah oo dowladda ay ku xirtay xabsi ku yaalla waddankaas.
Kenya oo bukaan badan oo qaba COVID-19 u diri doonta guryahooda, kadib markii ay buuxsameen goobahii karaantiilka
6/5/2020 4:41 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka ee Kenya ayaa waxay sheegtay in dhowaan bukaanno qabo COVID-19 ay u diri doonto guryahooda, sababa la xiriira goobahii karaantiilka oo noqday kuwa aad u buuxsamay darteed.
Haweeneydii reer Nigeria ee falka foosha xun lagula dhaqmay oo diiday in dalkeeda lagu celiyo
6/5/2020 4:39 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Haweeneydii u dhalatay Nigeria ee dhowaan lagu xayasiiyay Facebook-ga , kuna nooleyd gudaha dalla Lebanon ayaa diiday in lagu celiyo waddankeedii hooyo, sida ay sheegeen madaxda Jaaliyadda Nigeria ee Beirut.
Galmudug oo sheegtay in COVID-19 uu aad ugu fidayo deegaannadaasi
6/5/2020 3:46 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa waxa uu sheegay in xanuunka COVID-19 uu aad ugu faafayo deegaannada maamulkaasi, waxa uuna soo jeediyay in lagama maarmaan ay tahay in loo istaago sidii loo xakameyn lahaa.
Fanaankii weynaa ee Cabdi Tahliil Warsame oo Muqdisho ku geeriyooday
6/5/2020 3:38 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee fannaankii caanka ahaa ee Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dhowr sano ah ku xanuunsanaa dalka.
Qaramada Midoobay oo ogaatay in uu xiriir joogto ah ka dhaxeeyo Alqaacida iyo Taliban
6/5/2020 12:45 AM EST
Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay (U.N.) usbuucii la soo dhaafay ayaa muujisay in Taliban ay xidhiidh joogto ah la sameyso al-Qaacida, xilli Taliban heshiis nabad ah la gashay Mareykanka.
Somali News
‘Detention and torture’ of Djibouti army pilot sparks rare protests
-
HOL
6/5/2020 2:19 PM EST
DJIBOUTI (HOL) - Revelations of indefinite detention and torture of a military pilot in Djibouti has sparked protests amid claims the officer who had escaped the country was arrested in Ethiopia and handed back to Djibouti government.
Somalia mourn death of veteran music maestro Abdi Tahaliil Warsame
-
HOL
6/5/2020 9:49 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Abdi Tahlil Warsame whose songs and poetry conveyed praise of the Siad Barre regime but also warned of a uncertain future has died in Mogadishu.
Libyan government forces seize Haftar stronghold Tarhuna
-
Aljazeera
6/5/2020 8:49 AM EST
Forces loyal to Libya's internationally recognised government said on Friday they entered Tarhuna, the last major stronghold of commander Khalifa Haftar in the west, capping the sudden collapse of his 14-month offensive.
Ethiopia’s unconventional COVID-19 response
-
Weforum.org/
6/5/2020 8:36 AM EST
To the surprise of many, African governments have responded swiftly and boldly to the COVID-19 crisis.
More than $4.5M raised to rebuild Minneapolis' historic Lake Street after protests
-
ABC
6/5/2020 3:53 AM EST
Some $4.5 million has been raised to rebuild the historic and diverse Lake Street area of Minneapolis, after it suffered immense damage amid the protests over the killing of George Floyd that have rocked the nation over the past week.
UAE carriers set to connect 49 cities in next 10 days
-
Khaleej Times
6/5/2020 2:36 AM EST
The UAE's two leading carriers, Emirates and Etihad, on Thursday announced that they will be linking 49 destinations across Asia, Europe and Australia in the next 10 days as airlines increase flights and resume transits with the easing of restrictions on air travel.
What we know about the four ex-police officers charged in George Floyd's death
-
CNN
6/5/2020 1:00 AM EST
(CNN)One of the officers had been on the job four days. One was on his third shift ever. And Derek Chauvin, who pressed his knee into George Floyd's neck for nearly nine minutes, was the field training officer for one of them.
How Republicans responded to Mattis’ criticism of Trump
-
PBS
6/5/2020 12:50 AM EST
Former Defense Secretary James Mattis’ sharp and open criticism of President Donald Trump this week raised broad questions for Republican members of Congress about whether they feel the president is dividing the nation.
Somalia confirms 58 new COVID-19 cases as tally hits 2,204
-
Xinhua
6/5/2020 12:19 AM EST
Somali Health Ministry said the total number of COVID-19 cases in the country had increased to 2,204 after 58 new cases were confirmed on Thursday.
If the Somalis can do it, surely we can also do it!
-
The Herald
6/5/2020 12:16 AM EST
FOR years it was probably the world’s worst football stadium — a decaying structure with collapsing stands, its pitch replaced by shrubs and weeds while its walls were riddled with bullet holes.
South Sudan denies allowing Egypt military base near Ethiopia
-
Middleeastmonitor
6/5/2020 12:07 AM EST
South Sudan’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation issued a statement resolving the controversy over its approval of Cairo’s request to establish a military base near the Ethiopian border.