Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Jun 4 , 2020
Soomaaliya oo laga xaqiijiyay saacadihii ugu dembeeyay kiisas badan oo COVID-19 ah
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa goor dhow soo saartay war ku saabsan xaaladda dalka iyo halka uu marayo xanuunka Coronavirus.
Warbixinta ayaa lagu shaaciyay kiisas badan oo laga helay magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada Soomaaliya.
Qoraalka ay wasaaradda caafimaadka goor dhow sii daysay ayaa sidaan u dhignaa:-
04 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 58
> Benadir: 32
> Hirshabelle: 11
> Somaliland: 8
> Galmudug: 3
> Puntland: 2
> Jubbaland: 1
> Koonfur Galbeed: 1
> Lab: 49
> Dhedig: 9
> Bogsasho: 12
> Dhimasho: 0
--------------------------------
> Tirada Guud Laga Helay: 2,204
> Bogsashada Guud: 418
> Dhimashada Guud: 79
Sida ku cad warka kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya weli xanuunka ayaa aad u baahaya, xilli taxadarka dadku ay sameynayaan uu aad u koobanyahay.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaalkii saakay ka dhacay degmada Balcad
6/4/2020 7:58 AM EST
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Kadib dagaal saakay waabarigii hore ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab, waxaa iminka lagusoo warramayaa in xaaladdu ay degantahay, islamarkaana ciidamada dowladda oo wata gaadiidka dagaalka ay duleedka magaalada ka sameynayaan howl-gallo amniga lagu xaqiijinayo.
Dowladda dhexe oo Galmudug ku wareejisay agab caafimaad
6/4/2020 7:32 AM EST
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Diyaarad sidday agab caafimaad ayaa ka degtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, waxaana loogu tala-galay qalabkaasi degmooyinka Cabudwaaq iyo Balanbal sida lagasoo xigtay ilo wareed ku sugan halkaas.
Maxkamad kutaala Kenya oo dhegaysanaysa dacwad ka timid todobo Kenyaan ah oo ku xayiran Soomaaliya
6/4/2020 2:32 AM EST
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Maxkamadda Sare ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa Khamiista maanta ah dhageysan doonta codsi ay gudbiyeen toddobo Kenyan ah oo ku xayiran Soomaaliya ka dib markii loo diiday inay galaan waddankooda.
Seddexdii Askari ee ka qay-qaadatay dilkii George Floyd oo la soo xiray
6/4/2020 12:39 AM EST
Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolka Minnesota Keith Ellison ayaa dambi ku soo oogay seddexdii booliis ee goob-jooga ka ahaa dilkii George Floyd oo ahaa nin African-American si arxan-darro ah loogu dilay bartamaha magaalada Minneapolis.
Somali News
Somali mother and son are still living on high street bench SIX YEARS after they were evicted from flat despite repeated attempts to rehome them
-
Mail Online
6/4/2020 3:56 PM EST
A mother and son have been living on high-street benches in south London for six years after being evicted from their flat despite repeated attempts by Wandsworth Council to rehouse them.
Kenya: Residents call for mass testing in Garissa
-
The Star
6/4/2020 3:35 PM EST
Garissa residents have called for mass testing in the county saying they fear coronavirus could be spreading among them.
Georgia man allegedly used racial slur after shooting death of Ahmaud Arbery
-
AP
6/4/2020 2:42 PM EST
Evidence revealed in court Thursday in the killing of Ahmaud Arbery alleges that the young black man was repeatedly boxed in by two pickup trucks as he desperately tried to escape.
Eastern forces quit Libyan capital after year-long assault
-
Reuters
6/4/2020 11:43 AM EST
Libya’s internationally recognised government regained control of Tripoli on Thursday, driving eastern forces out of the capital after a year-long battle in which foreign powers poured in arms and fighters.
Somalia okays local flights to resume next week
-
HOL
6/4/2020 9:29 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somalia will resume local flights next week, Transport ministry has said over a month since they were grounded in response to COVID-19 spread.
We won't allow Duale to let you down! NE leaders plead with Uhuru
-
The Star
6/4/2020 8:19 AM EST
North Eastern leaders have thanked President Uhuru Kenyatta for retaining Aden Duale as the National Assembly Majority Leader amid the Jubilee purge.
Shabaab cut off convict’s hand
-
Daily Nation
6/4/2020 3:43 AM EST
Somalia’s Al-Shabaab militants amputated the right hand of a man convicted for theft.Osman Manurey Mohamed, a resident of Don-Burale Village in Lower Shabelle region, was accused of breaking into a shop and stealing an estimated Sh24,000.
Stadium-sized asteroid to make 'close approach' with Earth, NASA warns
-
The New Zealand Herald
6/4/2020 12:36 AM EST
A potentially hazardous asteroid the size of a football stadium is set to pass Earth this weekend, one of five asteroids to approach Earth in the coming days.
Trump administration bans flights by Chinese airlines
-
Washington Post
6/4/2020 12:28 AM EST
The Trump administration said Wednesday that it will block Chinese airlines from flying into the U.S. beginning from June 16 as a retaliatory measure against Beijing’s current policy to prevent of American carriers from flying into China.
HASSAN: Somalia working on improving the economy
-
The East African
6/4/2020 12:21 AM EST
Somalia's Planning, Investment and Economic Development Minister Gamal Hassan spoke with Aggrey Mutambo on the country’s economy and fighting corruption.
Uhuru decision on Majority Leader post was final, Duale tells Kanini Kega
-
The Star
6/4/2020 12:17 AM EST
National Assembly Leader of Majority Aden Duale has dismissed legislators said to be collecting signatures to remove him from office.
James Mattis Denounces President Trump, Describes Him as a Threat to the Constitution
-
The Atlantic
6/4/2020 12:12 AM EST
In an extraordinary condemnation, the former defense secretary backs protesters and says the president is trying to turn Americans against one another.